{"id":532810,"date":"2025-03-11T08:35:31","date_gmt":"2025-03-11T05:35:31","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=532810"},"modified":"2025-03-11T08:39:31","modified_gmt":"2025-03-11T05:39:31","slug":"raiisul-wasaare-ku-xigeenka-xfs-oo-afur-wadareed-la-qaatay-bulshada-degmada-deyniile","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-ku-xigeenka-xfs-oo-afur-wadareed-la-qaatay-bulshada-degmada-deyniile\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo afur wadareed la qaatay bulshada degmada Deyniile"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ra\u2019iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac, oo ay wehliyeen xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada, Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Muqdisho iyo mas\u2019uuliyiin kale ayaa bulshada Degmada Dayniile kala qayb-galay afur wadareed ay sooo diyaariyeen Maamulka Degmada Deyniile ee Gobalka Banaadir.<\/p>\n<p>Ujeedka afur wadareedka ayaa ahaa mid lagu dhiirrigalinayo ciidamada geesiyaasha ah ee ku howlan sugidda amniga caasimadda bisha Barakaysan ee Ramadaan, si loo xoojiyo hawlgalka lagu xaqiijinayo amniga Gobolka Benaadir iyo Degmooyinka ku xeeran.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Ku-Xigeenka ayaa bogaadiyay horumarka iyo xasilloonida caasimadda ee ay horseedeen ciidamada kala duwan ee nabadsugidda iyo Boliiska, wuxuunna ku adkeeyay inay sii labo jibbaarraan feejignaanta maadama kooxaha khawaarijta jab xooggan kasoo gaaray furimaha dagaalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ra\u2019iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac, oo ay wehliyeen xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada, Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Muqdisho iyo mas\u2019uuliyiin kale ayaa bulshada Degmada Dayniile kala qayb-galay afur wadareed ay sooo diyaariyeen Maamulka Degmada Deyniile ee Gobalka Banaadir. Ujeedka afur wadareedka ayaa ahaa mid lagu dhiirrigalinayo ciidamada geesiyaasha ah ee ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":532811,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-532810","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/532810","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=532810"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/532810\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":532816,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/532810\/revisions\/532816"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/532811"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=532810"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=532810"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=532810"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}