{"id":532642,"date":"2025-03-08T09:10:57","date_gmt":"2025-03-08T06:10:57","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=532642"},"modified":"2025-03-08T09:10:57","modified_gmt":"2025-03-08T06:10:57","slug":"wasiirka-maaliyadda-oo-uu-wehliyo-guddoomiyaha-banka-ayaa-la-kulmay-gudidda-maaliyadda-iyo-guddi-ka-socotay-culimada-soomaaliyeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-maaliyadda-oo-uu-wehliyo-guddoomiyaha-banka-ayaa-la-kulmay-gudidda-maaliyadda-iyo-guddi-ka-socotay-culimada-soomaaliyeed\/","title":{"rendered":"Wasiirka Maaliyadda oo uu wehliyo guddoomiyaha Banka ayaa la kulmay Gudidda maaliyadda iyo guddi ka socotay Culimada Soomaaliyeed"},"content":{"rendered":"<p>muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Federal ka Soomaaliya oo uu wehliyo Guddoomiyaha Bangiga dhexe ee Soomaaliya ayaa xalay waxa ay kulan wadatashi ah la qaateen guddiga Maaliyadda ee Baarlamaanka JFS iyo guddi matalayay Culimada Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Ujeedka kulanka ayaa waxa uu ahaa sidii culimadda Soomaaliyeed looga talo gelin lahaa qodobada Xeerka hay\u2019adaha maaliyadda Dalka ee sharci Lr 130 oo soo baxay 22-kii April, 2012, waxaana inta kulanka uu socday guddiga maaliyadda ee Golaha Shacabka oo ay wehliyeen wasaaradda maaliyadda iyo bankiga dhexe ee Dalka iyo sidoo kale culimada Soomaaliyeed isku raaceen in la waafajiyo mabaadii\u2019da sharceecada islaamka iyo maslaxada ummadda soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Wasiirka Maaliyadda ee XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa sheegay in Xeerka hay\u2019adaha maaliyadda uu yahay xeer hore u jiray balse hada wax ka bedel lagu sameeyay, isaga oo tilmaamay in xeerkan uu soo maray marxalado kala duwan hadana talooyinka culimada Soomaaliyeed ay muhiim tahay in la tixgaliyo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Federal ka Soomaaliya oo uu wehliyo Guddoomiyaha Bangiga dhexe ee Soomaaliya ayaa xalay waxa ay kulan wadatashi ah la qaateen guddiga Maaliyadda ee Baarlamaanka JFS iyo guddi matalayay Culimada Soomaaliyeed. Ujeedka kulanka ayaa waxa uu ahaa sidii culimadda Soomaaliyeed looga talo gelin lahaa qodobada Xeerka hay\u2019adaha maaliyadda Dalka ee sharci Lr [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":532643,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-532642","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/532642","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=532642"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/532642\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":532644,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/532642\/revisions\/532644"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/532643"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=532642"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=532642"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=532642"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}