{"id":532613,"date":"2025-03-07T11:44:32","date_gmt":"2025-03-07T08:44:32","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=532613"},"modified":"2025-03-07T11:44:32","modified_gmt":"2025-03-07T08:44:32","slug":"soomaaliya-oo-diyaarineysa-ergay-dhex-dhexaadiya-dhinacyada-isku-haya-suudaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/soomaaliya-oo-diyaarineysa-ergay-dhex-dhexaadiya-dhinacyada-isku-haya-suudaan\/","title":{"rendered":"Soomaaliya oo diyaarineysa ergay dhex-dhexaadiya dhinacyada isku haya Suudaan"},"content":{"rendered":"<p>Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS Cali Balcad oo u waramay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in dhowaaan la magacaabi doono ergay u howlgala sii ambaqaadidda qorshaha badbaadinta ee Dalka Suudaan.<\/p>\n<p>Wasiiru dowlaha ayaa muujiyay sida uu uga xun yahy dagaalka sokeeye ee ka dhacay Suudaan,isagoo qiray in dalkaasi uu kamid yahay dalakii u soo gurmaday Soomaslaiya.<\/p>\n<p>Mudane Cali Balcad waxa uu sheegay in dowladda Soomaaliya ay diyaar u yahay dhexdhexaadinta arrimaha Suudaan, maadaama ayuu yiri \u201cSoomaaliya ay xubiin ka tahay golaha ammaanka ee qaramada midoobay<\/p>\n<p>Suudaan waxay nagu leedahay abaal weyn,sidaa daraadeed waxaa naga go\u2019an in dhowaan aan magacaawno ergay dhexdhexaadiya labada dhinac ee ku dagaalamaya dalkaasi\u201dayuu yiri wasiiru dowlaha.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS Cali Balcad oo u waramay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in dhowaaan la magacaabi doono ergay u howlgala sii ambaqaadidda qorshaha badbaadinta ee Dalka Suudaan. Wasiiru dowlaha ayaa muujiyay sida uu uga xun yahy dagaalka sokeeye ee ka dhacay Suudaan,isagoo qiray in dalkaasi uu kamid yahay dalakii u soo gurmaday Soomaslaiya. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":532614,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-532613","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/532613","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=532613"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/532613\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":532615,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/532613\/revisions\/532615"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/532614"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=532613"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=532613"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=532613"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}