{"id":532606,"date":"2025-03-07T09:38:23","date_gmt":"2025-03-07T06:38:23","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=532606"},"modified":"2025-03-07T13:10:48","modified_gmt":"2025-03-07T10:10:48","slug":"xukuumadda-soomaaliya-oo-mamnuucday-in-hub-lala-galo-garoonka-aadan-cadde","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xukuumadda-soomaaliya-oo-mamnuucday-in-hub-lala-galo-garoonka-aadan-cadde\/","title":{"rendered":"Xukuumadda Soomaaliya oo mamnuucday in hub lala galo garoonka Aadan Cadde"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Warfaafinta XFS Mudane Daa\u2019uud Aweys Jaamac oo la hadlay warbahinta qaranka ayaa sheegay in go\u2019aanka lagu mamnuucayo hubka ee garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ay gaareen golaha wasiirada, kadib markii ay dood xasaasi ah ka yeesheen qodobkaasi.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa xusay in go\u2019aanka ka soo baxay golaha wasiirada ee lagu mamnuucayo hubka loo qaatay in lagu xakameyo hubka galaya garoonka diyaaradaha Muqdisho.<\/p>\n<p>Wasiirka Warfaafinta XFS Mudane Daa\u2019uud Aweys Jaamac ayaa caddeeyay in ujeedka mamnuucidda hubka ee garoonka diyaaradaha uu yahay xojinta amniga iyo ilaalinta badqabka shacabka ku safra halkaasi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Warfaafinta XFS Mudane Daa\u2019uud Aweys Jaamac oo la hadlay warbahinta qaranka ayaa sheegay in go\u2019aanka lagu mamnuucayo hubka ee garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ay gaareen golaha wasiirada, kadib markii ay dood xasaasi ah ka yeesheen qodobkaasi. Wasiirka ayaa xusay in go\u2019aanka ka soo baxay golaha wasiirada ee lagu mamnuucayo hubka loo qaatay in lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":532621,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-532606","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/532606","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=532606"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/532606\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":532607,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/532606\/revisions\/532607"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/532621"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=532606"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=532606"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=532606"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}