{"id":532586,"date":"2025-03-06T18:51:58","date_gmt":"2025-03-06T15:51:58","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=532586"},"modified":"2025-03-06T18:53:36","modified_gmt":"2025-03-06T15:53:36","slug":"hayaadda-duulista-war-ka-soo-saartay-garoonka-diyaaradaha-ee-baadheere","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/hayaadda-duulista-war-ka-soo-saartay-garoonka-diyaaradaha-ee-baadheere\/","title":{"rendered":"Haya&#8217;adda duulista oo war ka soo saartay Garoonka diyaaradaha ee Baardheere"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Hay\u2019adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa beenisay warar been abuur ah oo laga faafiyey Garoonka Diyaaradaha Baardheere.<\/p>\n<p>war qoraal ah oo ka soo baxay Haya&#8217;adda duulista ayaa lagu yiri &#8220;Haya&#8217;adda duulistu waxa ay shacabka Soomaaliyeed u xaqiijinaysaa in aanay jirin wax xanibaad duulimaad ah oo saaran Garoonka Diyaaradaha Baardheere ayna diyaaraduhu si caadi ah u aadaan&#8221;.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Hay\u2019adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa beenisay warar been abuur ah oo laga faafiyey Garoonka Diyaaradaha Baardheere. war qoraal ah oo ka soo baxay Haya&#8217;adda duulista ayaa lagu yiri &#8220;Haya&#8217;adda duulistu waxa ay shacabka Soomaaliyeed u xaqiijinaysaa in aanay jirin wax xanibaad duulimaad ah oo saaran Garoonka Diyaaradaha Baardheere ayna diyaaraduhu si caadi ah u aadaan&#8221;. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":532587,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-532586","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/532586","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=532586"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/532586\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":532590,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/532586\/revisions\/532590"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/532587"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=532586"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=532586"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=532586"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}