{"id":532571,"date":"2025-03-06T08:51:07","date_gmt":"2025-03-06T05:51:07","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=532571"},"modified":"2025-03-06T08:51:07","modified_gmt":"2025-03-06T05:51:07","slug":"guddoomiye-yabooh-kuwa-dadka-marin-habaabinaya-waxaa-looga-baahan-yahay-in-ay-amniga-dalka-ka-run-sheegaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiye-yabooh-kuwa-dadka-marin-habaabinaya-waxaa-looga-baahan-yahay-in-ay-amniga-dalka-ka-run-sheegaan\/","title":{"rendered":"Guddoomiye Yabooh: &#8220;Kuwa dadka marin habaabinaya waxaa looga baahan yahay in ay amniga dalka ka run sheegaan&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>Balcad-(SONNA)-Guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasadda Gobolka Banaadir \ud835\udc0c\ud835\udc1a\ud835\udc31\ud835\udc1a\ud835\udc26\ud835\udc1e\ud835\udc1d \ud835\udc00\ud835\udc31\ud835\udc26\ud835\udc1e\ud835\udc1d \ud835\udc03\ud835\udc22\ud835\udc22\ud835\udc2b\ud835\udc22\ud835\udc32\ud835\udc1e (\ud835\udc18\ud835\udc1a\ud835\udc1b\ud835\udc28\ud835\udc28\ud835\udc21) ayaa sheegay in khawaarijtu uu gabbalkooda dhacay, kuwa dadka marin habaabinayana looga baahan yahay in ay amniga dalka ka run sheegaan.<\/p>\n<p>&#8220;Khawaarij gabbalkoodi waa dhacay, waxayna ku jiraan rafashadii ugu danbaysay, kuwa dadka marin habaabinaya waxaa looga baahan yahay in ay amniga dalka ka run sheegaan&#8221;.<\/p>\n<p>Guddoomiye Yabooh oo ka hadlayay afur wadareed uu maamulka degmada Balcad halkaasi ugu sameeyay ayaa dadka ku hadla afka argagixisada ugu baaqay in aysan isku weji xumayn shacabka oo aysan faafin warar been abuur ah.<\/p>\n<p>Wuxuu intaa raaciyay in dadka Soomaaliyeed ay maanta ogaadeen cadowgooda kuna dhiirradeen in ay iska dhiciyaan khawaarijta, wuxuuna xusay in shacabku ay yihiin kuwa had iyo goor garab taagan ciidamada Qaranka, iyagoo fahmay in ay dantooda ku jirto in ay iska dulqaadaan heeryada cadowga garabna siiyaan dowladdooda.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha degmada Balcad, Qaasim Cali Nuur ayaa sheegay in magaalada amnigeeda uu sugan yahay, ayna ka hortagayaan weerarrada naf la caariga ah ee khawaarijta.<\/p>\n<p>Guddoomiye Qaasim ayaa sheegay in ay wadaan howgallo ay ku baacsanayaan firxadka khawaarijta, amniga magaalada Balcad iyo nawaaxigeeduna uu yahay mid laysku hallayn karo.<\/p>\n<p>Afur wadareedka uu sameeyay maamulka degmada Balcad ayaa waxaa ka qayb galay xildhibaanno ka tirsan Hirshabeele, taliyaha qeybta guud ee booliiska gobolka Banaadir gaashaanle sare \ud835\udc0c\ud835\udc1a\ud835\udc21\ud835\udc1d\ud835\udc22 \ud835\udc02\ud835\udc2e\ud835\udc26\ud835\udc1a\ud835\udc2b \ud835\udc0c\ud835\udc2e\ud835\udc2e\ud835\udc26\ud835\udc22\ud835\udc27, taliyaha nabad sugidda gobolka Banaadir gaashaanle sare \ud835\udc02\ud835\udc1a\ud835\udc1b\ud835\udc1d\ud835\udc22\ud835\udc1f\ud835\udc1a\ud835\udc2d\ud835\udc1a\ud835\udc31 \ud835\udc12\ud835\udc21\ud835\udc1a\ud835\udc1a\ud835\udc30\ud835\udc1e\ud835\udc1e\ud835\udc32\ud835\udc1e, taliyeyaasha booliisiya milletare iyo saraakiil kale oo ka tirsan laamaha amniga.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Balcad-(SONNA)-Guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasadda Gobolka Banaadir \ud835\udc0c\ud835\udc1a\ud835\udc31\ud835\udc1a\ud835\udc26\ud835\udc1e\ud835\udc1d \ud835\udc00\ud835\udc31\ud835\udc26\ud835\udc1e\ud835\udc1d \ud835\udc03\ud835\udc22\ud835\udc22\ud835\udc2b\ud835\udc22\ud835\udc32\ud835\udc1e (\ud835\udc18\ud835\udc1a\ud835\udc1b\ud835\udc28\ud835\udc28\ud835\udc21) ayaa sheegay in khawaarijtu uu gabbalkooda dhacay, kuwa dadka marin habaabinayana looga baahan yahay in ay amniga dalka ka run sheegaan. &#8220;Khawaarij gabbalkoodi waa dhacay, waxayna ku jiraan rafashadii ugu danbaysay, kuwa dadka marin habaabinaya waxaa looga baahan yahay in ay amniga dalka ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":532572,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-532571","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/532571","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=532571"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/532571\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":532573,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/532571\/revisions\/532573"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/532572"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=532571"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=532571"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=532571"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}