{"id":532565,"date":"2025-03-06T08:00:05","date_gmt":"2025-03-06T05:00:05","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=532565"},"modified":"2025-03-06T08:00:05","modified_gmt":"2025-03-06T05:00:05","slug":"wasiir-biixi-oo-baarlamaanka-horgeeyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiir-biixi-oo-baarlamaanka-horgeeyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah\/","title":{"rendered":"Wasiir Biixi oo Baarlamaanka horgeeyay hindise sharciyeedyo muhiim ah"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige, ayaa Baarlamaanka JFS hor geeyay 3 hindise sharciyeed oo muhiim u ah horumarinta dhaqaalaha dalka.<\/p>\n<p>Hindise sharciyeedyadan oo kala ah hindise sharciyeedka cashuuraha dakhliga (Income Tax Bill), hindise sharciyeedka caymiska (Insurance Bill ) iyo wax kabadalka hindise sharciyeedka hay\u2019adaha maaliyadda (Financial Institutions Bill).<\/p>\n<p>Wasiirka Maaliyadda Mudane Biixi Imaan Cige oo la hadlayay Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka ayaa xusay ahmiyadda ay shuruucdani u leeyihiin hannaanka horumarinta dhaqaalaha dalka, isagoo sheegay in Wasaaraddu diyaar u tahay ka jawaabidda su\u2019aalaha Golaha ee ku aadan shuruucdan hadda horyaala Baarlamaanka iyo Hindise Sharciyeedyada kale ee qorsheysan in Wasaaradda Maaliyadda soo gudbiso markii ay dhammaystirmaan diyaarintooda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige, ayaa Baarlamaanka JFS hor geeyay 3 hindise sharciyeed oo muhiim u ah horumarinta dhaqaalaha dalka. Hindise sharciyeedyadan oo kala ah hindise sharciyeedka cashuuraha dakhliga (Income Tax Bill), hindise sharciyeedka caymiska (Insurance Bill ) iyo wax kabadalka hindise sharciyeedka hay\u2019adaha maaliyadda (Financial Institutions Bill). Wasiirka Maaliyadda Mudane [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":532566,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-532565","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/532565","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=532565"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/532565\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":532567,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/532565\/revisions\/532567"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/532566"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=532565"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=532565"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=532565"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}