{"id":532527,"date":"2025-03-05T14:35:44","date_gmt":"2025-03-05T11:35:44","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=532527"},"modified":"2025-03-05T14:35:44","modified_gmt":"2025-03-05T11:35:44","slug":"raiisul-wasaare-ku-xigeenka-labaad-ee-xfs-oo-gaaray-baydhabo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-ku-xigeenka-labaad-ee-xfs-oo-gaaray-baydhabo\/","title":{"rendered":"Ra&#8217;iisul Wasaare ku-xigeenka labaad ee XFS oo gaaray Baydhabo"},"content":{"rendered":"<p>Baydhabo-(SONNA)-Ra&#8217;iisul Wasaare ku-xigeenka labaad ee XFS mudane Cabdisalaan Cabdi Cali Dhaay iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo.<\/p>\n<p>Ra&#8217;iisul Wasaare ku-xigeenka ayaa waxaa aqalka madaxtooyada magaalada Baydhabo kusoo dhoweeyay Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baydhabo-(SONNA)-Ra&#8217;iisul Wasaare ku-xigeenka labaad ee XFS mudane Cabdisalaan Cabdi Cali Dhaay iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo. Ra&#8217;iisul Wasaare ku-xigeenka ayaa waxaa aqalka madaxtooyada magaalada Baydhabo kusoo dhoweeyay Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen.<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":532529,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-532527","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/532527","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=532527"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/532527\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":532531,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/532527\/revisions\/532531"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/532529"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=532527"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=532527"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=532527"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}