{"id":532481,"date":"2025-03-04T07:38:48","date_gmt":"2025-03-04T04:38:48","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=532481"},"modified":"2025-03-04T07:38:48","modified_gmt":"2025-03-04T04:38:48","slug":"sodma-oo-gargaar-gaarsiisay-deegaanno-ka-tirsan-shabeellada-dhexe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/sodma-oo-gargaar-gaarsiisay-deegaanno-ka-tirsan-shabeellada-dhexe\/","title":{"rendered":"SoDMA oo gargaar gaarsiisay deegaanno ka tirsan Shabeellada dhexe"},"content":{"rendered":"<p>Jowhar-(SONNA)-Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) ayaa gargaar bani\u2019aadannimo oo degdeg ah geysay degaannada Nuur-dugle iyo Aqab-duco.<\/p>\n<p>Dadka la gaarsiiyay ayaa ah shacab danyar ah oo ay saameeyeen dagaallada ka dhanka ah argagaxisada ee ka socda qaybo ka mid ah Hirshabeelle.<\/p>\n<p>Hay&#8217;adda SoDMA ayaa horay deeq kala duwan u gaarsiisay degaanno badan oo laga saaray kooxda khawaarijta iyo goobo kale oo ay ka jiraan xaalado bini&#8217;aadannimo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jowhar-(SONNA)-Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) ayaa gargaar bani\u2019aadannimo oo degdeg ah geysay degaannada Nuur-dugle iyo Aqab-duco. Dadka la gaarsiiyay ayaa ah shacab danyar ah oo ay saameeyeen dagaallada ka dhanka ah argagaxisada ee ka socda qaybo ka mid ah Hirshabeelle. Hay&#8217;adda SoDMA ayaa horay deeq kala duwan u gaarsiisay degaanno badan oo laga saaray kooxda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":532482,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-532481","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/532481","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=532481"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/532481\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":532483,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/532481\/revisions\/532483"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/532482"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=532481"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=532481"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=532481"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}