{"id":532357,"date":"2025-03-02T13:53:30","date_gmt":"2025-03-02T10:53:30","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=532357"},"modified":"2025-03-02T14:09:38","modified_gmt":"2025-03-02T11:09:38","slug":"dowladda-soomaaliya-iyo-ciidamada-mareykanka-oo-hirshabelle-ka-fuliyay-hawlgal-khasaare-ballaaran-loogu-geystay-khawaarijta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dowladda-soomaaliya-iyo-ciidamada-mareykanka-oo-hirshabelle-ka-fuliyay-hawlgal-khasaare-ballaaran-loogu-geystay-khawaarijta\/","title":{"rendered":"\u00a0Dowladda Soomaaliya iyo Ciidamada Mareykanka oo HirShabelle ka fuliyay hawlgal khasaare ballaaran loogu geystay Khawaarijta"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Hawlgal duqeyn ah oo ay iska kaashadeen Ciidanka Qaranka Soomaalita iyo Ciidamada Mareykanka ee AFRICOM, ayaa si guul ah looga fuliyay deegaano hoos taga magaalada Ceel Baraf ee gobolka Shabeelaha Dhexe oo ka tirsan ee Dowlad Goboleedka Hirshabelle.<\/p>\n<p>Qiimeynta xogta horudhaca ah ee hawlgalka oo ahaa mid aad loo qorsheeyay waxaa ay muujinaysa in lagu burburiyay tira gaadiid ah oo sida maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta iyo qaraxyo ay u soo diyaariyeen in ay weeraro ku fuliyaan, mana jiro wax khasaaro ah oo soo gaaray rayidka inta lagu guda jiray hawlgalka.<\/p>\n<p>Ciidamada Qalabka Sida oo kaashanaya saaxiibada Mareykanka ee AFRICOM ayaa wali ku hawlan dhameystirka iyo qiimeynta hawlgalada iyo duqeymaha lagu bartilmaameedsanayo argagixisada Al Shabab ee qatarta ku ah jiritaanka iyo nabadgelyada bulshada Soomaaliyeed iyo dunida inteeda kale.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-532358 size-large\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/IMG-20250302-WA0019-723x1024.jpg\" alt=\"\" width=\"723\" height=\"1024\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/IMG-20250302-WA0019-723x1024.jpg 723w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/IMG-20250302-WA0019-212x300.jpg 212w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/IMG-20250302-WA0019.jpg 763w\" sizes=\"auto, (max-width: 723px) 100vw, 723px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Hawlgal duqeyn ah oo ay iska kaashadeen Ciidanka Qaranka Soomaalita iyo Ciidamada Mareykanka ee AFRICOM, ayaa si guul ah looga fuliyay deegaano hoos taga magaalada Ceel Baraf ee gobolka Shabeelaha Dhexe oo ka tirsan ee Dowlad Goboleedka Hirshabelle. Qiimeynta xogta horudhaca ah ee hawlgalka oo ahaa mid aad loo qorsheeyay waxaa ay muujinaysa in lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":532362,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-532357","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/532357","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=532357"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/532357\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":532363,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/532357\/revisions\/532363"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/532362"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=532357"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=532357"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=532357"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}