{"id":532284,"date":"2025-03-01T10:41:27","date_gmt":"2025-03-01T07:41:27","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=532284"},"modified":"2025-03-01T10:43:34","modified_gmt":"2025-03-01T07:43:34","slug":"madaxweyne-xasan-sheekh-shacabka-soomaaliyeed-waa-in-ay-garab-istaagaan-dowladda-si-aan-uga-guulaysano-khawaarijta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-xasan-sheekh-shacabka-soomaaliyeed-waa-in-ay-garab-istaagaan-dowladda-si-aan-uga-guulaysano-khawaarijta\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Sheekh: Shacabka Soomaaliyeed waa in ay garab istaagaan Dowladda si aan uga guulaysano Khawaarijta"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu hambalyeeyey muslimiinta guud ahaan, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed munaasabadda bisha barakaysan ee Ramadaan,<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa hambalyo gaar ah u diray geesiyaasha Ciidanka qaranka ee guusha weyn ka soo hooyey dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa dhinaca kale Shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in la garab istaago Dowladda si dalka looga xorreeyo khawaarijta gabaadka ka dhigatay meelaha koob kooban &#8220;Walaalayaal waxaa la idinka rabaa in aad dowladda ku garab siisaan dagaalka dalka looga xoreynayo Khawaarijta ku habsatay 18-kii sano ee lasoo dhaafay.&#8221;ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Madaxweynaha ayaa Shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay is cafiyaan sidoo kalena caawiyaan kuwooda tabaalaysan ee u baahan garab istaaga oo gacmaha is qabsadaan si loo gaaro Soomaaliya Barwaaqo ah dunidana la tartanta.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu hambalyeeyey muslimiinta guud ahaan, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed munaasabadda bisha barakaysan ee Ramadaan, Madaxweynaha ayaa hambalyo gaar ah u diray geesiyaasha Ciidanka qaranka ee guusha weyn ka soo hooyey dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta. Madaxweynaha ayaa dhinaca kale Shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in la garab [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":512830,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-532284","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/532284","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=532284"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/532284\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":532287,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/532284\/revisions\/532287"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/512830"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=532284"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=532284"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=532284"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}