{"id":532276,"date":"2025-03-01T08:58:42","date_gmt":"2025-03-01T05:58:42","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=532276"},"modified":"2025-03-01T09:02:02","modified_gmt":"2025-03-01T06:02:02","slug":"wasiirka-warfaafinta-oo-furay-tartan-aqooneedka-gobolada-iyo-degmooyinka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-warfaafinta-oo-furay-tartan-aqooneedka-gobolada-iyo-degmooyinka\/","title":{"rendered":"Wasiirka Warfaafinta oo furay tartan aqooneedka Warbaahinta Qaranka"},"content":{"rendered":"<p>muqdisho(SONNA(:-Wasiirka Warfaafinta,Dhaqanka iyo Dalxiiska Daa\u2019uud Aweys Jaamac ayaa furay tartanka bisha barakaysan ee Ramadaan oo ay ka qeyb galayaan tartamayaasha degmooyinka Gobolka Banaadir iyo kuwa Gobolada Dalka,munaasabada furitaanka ayaa waxa ka soo qayb galay Guddoomiyaha gobolka Banaadir,Wasiir Dowlaha wasaaradda Waxbarashadda XFS,ganacsato iyo masuuliyiin kala duwan.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Maxamed Axmed Amiir oo goobta furitaanka ka hadlay ayaa yiri\u201cTartamayaasha Degmooyinka Gobolka Baandir waxaa looga fadhiyaa sanadkaan inay ka guulaystaan kuwa kale ee Gobolada dalka ka soo tartamaya.\u201d<\/p>\n<p>Wasiiru Dowlaha Waxbarashada XFS Marwo Nuura Mustafe ayaa sheegtay in ka wasaarad ahaan ku faraxsan yihiin furitaanka tartankan\u201dka wasaarad ahaan waxaa farxad inoo ah inaan goob joog ka ahaano furitaanka tartankaan oo ku salaysan aqoonta iyo xifaaltanka tartamayaasha degmooyinka Dalka.\u201d<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>muqdisho(SONNA(:-Wasiirka Warfaafinta,Dhaqanka iyo Dalxiiska Daa\u2019uud Aweys Jaamac ayaa furay tartanka bisha barakaysan ee Ramadaan oo ay ka qeyb galayaan tartamayaasha degmooyinka Gobolka Banaadir iyo kuwa Gobolada Dalka,munaasabada furitaanka ayaa waxa ka soo qayb galay Guddoomiyaha gobolka Banaadir,Wasiir Dowlaha wasaaradda Waxbarashadda XFS,ganacsato iyo masuuliyiin kala duwan. Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Maxamed Axmed Amiir oo goobta furitaanka ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":532278,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-532276","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/532276","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=532276"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/532276\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":532279,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/532276\/revisions\/532279"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/532278"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=532276"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=532276"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=532276"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}