{"id":532266,"date":"2025-02-28T20:33:13","date_gmt":"2025-02-28T17:33:13","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=532266"},"modified":"2025-02-28T20:33:59","modified_gmt":"2025-02-28T17:33:59","slug":"dowladda-soomaaliya-oo-ku-dhawaaqday-in-beri-soon-tahay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-ku-dhawaaqday-in-beri-soon-tahay\/","title":{"rendered":"Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqday in beri Ramadaan  tahay"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Guddiga xaqiijinta bilashada bisha Barakaysan ee Ramadaan oo uu hoggaaminayo Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sh Mukhtaar Roobow ayaa goordhowed bulshada Soomaaliyeed u xaqiijiyye in maalinta beri ay tahay kowda bisha Ramadaan.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa isagoo la hadlayey Warbaahinta Qaranka Sheegay in deegaano kala duwan laga arkay bilashada Bisha barakaysan ee Ramadaan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Guddiga xaqiijinta bilashada bisha Barakaysan ee Ramadaan oo uu hoggaaminayo Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sh Mukhtaar Roobow ayaa goordhowed bulshada Soomaaliyeed u xaqiijiyye in maalinta beri ay tahay kowda bisha Ramadaan. Wasiirka ayaa isagoo la hadlayey Warbaahinta Qaranka Sheegay in deegaano kala duwan laga arkay bilashada Bisha barakaysan ee Ramadaan. &nbsp;<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":532267,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-532266","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/532266","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=532266"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/532266\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":532269,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/532266\/revisions\/532269"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/532267"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=532266"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=532266"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=532266"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}