{"id":532251,"date":"2025-02-28T15:08:28","date_gmt":"2025-02-28T12:08:28","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=532251"},"modified":"2025-02-28T15:09:35","modified_gmt":"2025-02-28T12:09:35","slug":"r-wasaare-ku-xigeenka-xfs-dalkani-waxa-uu-u-baahan-yahay-hal-abuur-ganacsi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/r-wasaare-ku-xigeenka-xfs-dalkani-waxa-uu-u-baahan-yahay-hal-abuur-ganacsi\/","title":{"rendered":"R\/wasaare ku xigeenka XFS \u201cDalkani waxa uu u baahan yahay hal-abuur ganacsi\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Ra&#8217;iisul wasaare ku xigeenka dalka Saalax Axmed Jaamac oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in kaalinta Dowladda Soomaaliya uu yahay soo celinta amniga dalka iyo abuuridda jawi ay ku shaqeyn karaan qeybaha ganacsatada ee dalka.<\/p>\n<p>\u201cDowladda waxaa ka go\u2019an in ay gaxan siiso shirkadaha ama ganacsatada dooneysa in ay naalgashadaan dalka si ayuu yiri Saalax Axmed Jaamac shacabku ay u helaan adeeg jaban iyo shaqo ku filan nolosha dhallinyarada.<\/p>\n<p>Ra&#8217;iisul wasaare ku xigeenka waxa uu \u00a0carabka ku adkeeyay in guud ahaan ganacsatada dalka ay xil iska saaraan abuuridda fursado shaqo oo dhallinyarada Soomaaliyeed ka saacida in ay ka baxaan walwalka .<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra&#8217;iisul wasaare ku xigeenka dalka Saalax Axmed Jaamac oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in kaalinta Dowladda Soomaaliya uu yahay soo celinta amniga dalka iyo abuuridda jawi ay ku shaqeyn karaan qeybaha ganacsatada ee dalka. \u201cDowladda waxaa ka go\u2019an in ay gaxan siiso shirkadaha ama ganacsatada dooneysa in ay naalgashadaan dalka si ayuu yiri [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":532252,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-532251","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/532251","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=532251"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/532251\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":532254,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/532251\/revisions\/532254"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/532252"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=532251"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=532251"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=532251"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}