{"id":532208,"date":"2025-02-27T19:03:21","date_gmt":"2025-02-27T16:03:21","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=532208"},"modified":"2025-02-27T19:09:50","modified_gmt":"2025-02-27T16:09:50","slug":"maareeyaha-hayadda-isgaarsiinta-oo-ka-qayb-galay-shirka-caalamiga-ah-ee-xoojinta-adkeysiga-xargaha-badda-hoosteeda-mara","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maareeyaha-hayadda-isgaarsiinta-oo-ka-qayb-galay-shirka-caalamiga-ah-ee-xoojinta-adkeysiga-xargaha-badda-hoosteeda-mara\/","title":{"rendered":"Maareeyaha Hay\u2019adda Isgaarsiinta\u00a0 oo Ka Qayb Galay Shirweyne Caalami ah"},"content":{"rendered":"<p>Abuuja Nayjeeriya(SONNA):-Maareeyaha Guud ee Hay\u2019adda Isgaarsiinta Qaranka, ayaa ka qayb galay Shirka Caalamiga ah ee Xoojinta Adkeysiga Xargaha Badda Hoosteeda Mara, kaas oo lagu qabtay magaalada Abuuja ee dalka Nayjeeriya.<\/p>\n<p>Shirkan oo socday laba maalmood ayaa waxaa isugu yimid madaxda hay\u2019adaha isgaarsiinta, Shirkadaha ganacsiga iyo khubaro qaybta isgaarsiinta si looga wado hadlo caqabadaha iyo horumarinta amniga xargaha.<\/p>\n<p>Maareeyaha oo xubin ka ah Hay\u2019adda Talo-bixinta Caalamiga ah ee Xoojinta Kaabayaasha Isgaarsiinta ee Xargaha Badda Hoosteeda Mara (International Advisory Body for Submarine Cable Resilience), ayaa ka qayb galay wadahadallo muhiim ah oo lagu dejinayay istaraatiijiyado caalami ah si loo xoojiyo amniga iyo adkeysiga xargahaas. Wuxa uu sidoo kale ka qayb galay kulankii labaad ee Hay&#8217;adda latalinta.<\/p>\n<p>Kulanka kaddib wuxuu ka qeybgalay dood-wadaag heer sare ah oo looga hadlayay xaaladda amniga xargaha isgaarsiinta ee badda hoosteeda mara; Intii uu Dood Wadaaga ka hadlayay, wuxuu tilmaamay khataraha sii kordhaya ee ka dhanka ah kaabayaasha muhiimka ah ee isgaarsiinta, wuxuuna xoojiyay baahida loo qabo iskaashi caalami ah si loo sugo isku-xirka isgaarsiinta.<\/p>\n<p>Isagoo ka hadlayay shirka, Mudane Mustafa wuxuu yiri: \u201cXargaha badda hoosteeda mara waa laf-dhabarta isku-xirka caalamiga ah, amnigooduna wuxuu muhiim u yahay kobaca dhaqaalaha, xasilloonida, iyo hal-abuurka. Waana lama huraan in dowladaha iyo daneeyayaasha isgaarsiinta ay iska kaashadaan hirgelinta siyaasad horumarsan, maalgeliyaan kaabayaal adkeysi leh, si loo ilaaliyo shabakadaha muhiimka u ah isgaarsiinta caalamiga.\u201d<\/p>\n<p>Ka-qaybgalka Mudane Mustafa ee shirka wuxuu sii xoojinayaa doorka sii kordhaya ee Soomaaliya ee dadaallada adkeysiga dhijitaalka ah ee caalamka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-532210\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/FB_IMG_1740671743412-1-300x166.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"166\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/FB_IMG_1740671743412-1-300x166.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/FB_IMG_1740671743412-1.jpg 720w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-532211\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/FB_IMG_1740671757528-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/FB_IMG_1740671757528-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/FB_IMG_1740671757528-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/FB_IMG_1740671757528-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/FB_IMG_1740671757528-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/FB_IMG_1740671757528.jpg 720w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-532212\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/FB_IMG_1740671784491-300x186.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"186\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/FB_IMG_1740671784491-300x186.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/FB_IMG_1740671784491.jpg 720w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Abuuja Nayjeeriya(SONNA):-Maareeyaha Guud ee Hay\u2019adda Isgaarsiinta Qaranka, ayaa ka qayb galay Shirka Caalamiga ah ee Xoojinta Adkeysiga Xargaha Badda Hoosteeda Mara, kaas oo lagu qabtay magaalada Abuuja ee dalka Nayjeeriya. Shirkan oo socday laba maalmood ayaa waxaa isugu yimid madaxda hay\u2019adaha isgaarsiinta, Shirkadaha ganacsiga iyo khubaro qaybta isgaarsiinta si looga wado hadlo caqabadaha iyo horumarinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":532209,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-532208","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/532208","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=532208"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/532208\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":532216,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/532208\/revisions\/532216"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/532209"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=532208"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=532208"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=532208"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}