{"id":532123,"date":"2025-02-26T14:31:15","date_gmt":"2025-02-26T11:31:15","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=532123"},"modified":"2025-02-26T14:36:34","modified_gmt":"2025-02-26T11:36:34","slug":"nisa-oo-burburisay-gaadiid-ay-khawaarijtu-kasoo-buuxisay-qaraxyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/nisa-oo-burburisay-gaadiid-ay-khawaarijtu-kasoo-buuxisay-qaraxyo\/","title":{"rendered":"NISA oo burburisay gaadiid ay khawaarijtu kasoo buuxisay qaraxyo"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Howlgal duqayn ah oo ay xalay fuliyeen ciidanka sirdoonka iyo nabad sugidda Qaranka iyo saaxiibbada caalamka ayaa lagu naafeeyay khawaarijta Al-shabaab.<\/p>\n<p>War saxaafadeed kasoo baxay hay&#8217;adda NISA ayaa lagu sheegay in howlgalka uu ka dhacay deegaannada Sigato iyo Lebi Aw-Xasan oo u dhexeeya degmooyinka Ruun-nirgood iyo Al-kowthar ee gobolka Shabeellada dhexe, halkaas oo cadowga looga gubay kolonyo gaadiid ah oo ay kasoo buuxiyeen qaraxyo, iyadoo sidoo kale halkaasi lagu laayay dhammaan malleeshiyadii la socotay baabuurta.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-532126 \" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/HADDA.png\" alt=\"\" width=\"473\" height=\"696\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/HADDA.png 430w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/HADDA-204x300.png 204w\" sizes=\"auto, (max-width: 473px) 100vw, 473px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Howlgal duqayn ah oo ay xalay fuliyeen ciidanka sirdoonka iyo nabad sugidda Qaranka iyo saaxiibbada caalamka ayaa lagu naafeeyay khawaarijta Al-shabaab. War saxaafadeed kasoo baxay hay&#8217;adda NISA ayaa lagu sheegay in howlgalka uu ka dhacay deegaannada Sigato iyo Lebi Aw-Xasan oo u dhexeeya degmooyinka Ruun-nirgood iyo Al-kowthar ee gobolka Shabeellada dhexe, halkaas oo cadowga looga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":532124,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-532123","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/532123","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=532123"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/532123\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":532129,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/532123\/revisions\/532129"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/532124"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=532123"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=532123"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=532123"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}