{"id":532119,"date":"2025-02-26T14:11:33","date_gmt":"2025-02-26T11:11:33","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=532119"},"modified":"2025-02-26T14:12:16","modified_gmt":"2025-02-26T11:12:16","slug":"wasiirka-wasaaradda-xfs-oo-ka-qayb-galay-dood-ku-aaddan-dhamaystirka-dastuurka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-wasaaradda-xfs-oo-ka-qayb-galay-dood-ku-aaddan-dhamaystirka-dastuurka\/","title":{"rendered":"Wasiirka Cadaaladda XFS oo ka qayb galay dood ku aaddan dhamaystirka dastuurka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macallin Maxamuud, ayaa ka qaybgalay dood ku saabsaneyd dhamaystirka dastuurka iyo doorashooyinka dalka.<\/p>\n<p>Wasiir Xasan Macallin ayaa carrabka ku adkeeyay in dowladda Soomaaliya ay ka go\u2019an tahay hirgelinta doorashooyin hufan, dhameystirka dastuurka iyo la dagaallanka argagixisada si loo xaqiijiyo xasillooni siyaasadeed iyo horumar bulsho.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa sheegay in dhameystirka dastuurka uu yahay tiir muhiim u ah dhismaha dowlad waxtar leh oo ku saleysan sharciga iyo mabaadi\u2019da dimuqraadiyadda.<\/p>\n<p>Doodda oo ay ka qayb galeen dhalinyarada Gobolka Banaadir, gaar ahaan ardayda jaamacadaha kadhigta culuumta siyaasadda, xiriirka caalamiga ah iyo sharciga, ayaa waxay fursad u heleen in ay weydiiyaan wasiirka su\u2019aalo muhiim ah oo ku saabsan geeddi-socodka dastuurka, doorashooyinka dalka iyo kaalinta dowladda ee hirgelinta isbeddellada sharci iyo siyaasadeed.<\/p>\n<p>Madashan ayaa dhalinyarada siisay fursad ay ku fahmaan aragtida dowladda ee ku aaddan arrimaha dastuurka iyo doorashooyinka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macallin Maxamuud, ayaa ka qaybgalay dood ku saabsaneyd dhamaystirka dastuurka iyo doorashooyinka dalka. Wasiir Xasan Macallin ayaa carrabka ku adkeeyay in dowladda Soomaaliya ay ka go\u2019an tahay hirgelinta doorashooyin hufan, dhameystirka dastuurka iyo la dagaallanka argagixisada si loo xaqiijiyo xasillooni siyaasadeed iyo horumar bulsho. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":532120,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-532119","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/532119","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=532119"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/532119\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":532122,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/532119\/revisions\/532122"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/532120"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=532119"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=532119"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=532119"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}