{"id":532090,"date":"2025-02-26T07:49:39","date_gmt":"2025-02-26T04:49:39","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=532090"},"modified":"2025-02-26T07:49:39","modified_gmt":"2025-02-26T04:49:39","slug":"hayadda-sodma-oo-ansixisay-qorshayaal-ku-aaddan-mashruuca-ka-soo-kabashada-dhibaatada-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/hayadda-sodma-oo-ansixisay-qorshayaal-ku-aaddan-mashruuca-ka-soo-kabashada-dhibaatada-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Hay\u2019adda SoDMA oo ansixisay qorshayaal ku aaddan mashruuca ka soo kabashada dhibaatada Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Hay\u2019adda Maareynta Musiiboyinka oo kaashaneeysa Wasaaradaha Gargaarka ee Dowlad Goboleedyada Koonfur Galbeed iyo Hirshabeelle iyo Hay\u2019adda Cunnada Aduunka (WFP), ayaa ansixiyey qorshayaal wax-ku-ool ah oo ku aaddan mashruuca ka soo kabashada dhibaatada Soomaaliya (SCRP) oo uu taageero Bangiga Adduunka.<\/p>\n<p>Kulanka ansixinta ayaa isku keenay daneeyayaasha muhiimka ah oo ay ku jiraan Dowladda Soomaaliya, Dowlad goboleedyada, Hay\u2019adaha Qaramada Midoobay, NGO-yada maxalliga ah iyo kuwa caalamiga ah, iyadoo la meelmariyay shan dukumeenti oo kala ah;<\/p>\n<p>\u27a4 Qaab-dhismeedka nidaaminta<br \/>\n\u27a4Tilmaamaha Maareynta Masiibooyinka<br \/>\n\u27a4Hababka Hawleed ee Caadiga ah<br \/>\n\u27a4Qorsheyaasha Digniinta Hore<br \/>\n\u27a4Ka jawaabista xaaladaha degdegga ah Hirshabeelle &amp; Koonfur Galbeed.<\/p>\n<p>Dukumeentiyadan ayaa muhiim u ah hagaajinta iyo awood-siinta nidaamka maareynta musiibooyinka ee Soomaaliya, iyadoo la raacayo tilmaamaha iyo qorshayaasha loogu talagalay ka jawaabidda musiibooyinka, si gaar ah wax ka qabashada xaaladaha deg-degga ah ee ka jira Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Hay\u2019adda Maareynta Musiiboyinka oo kaashaneeysa Wasaaradaha Gargaarka ee Dowlad Goboleedyada Koonfur Galbeed iyo Hirshabeelle iyo Hay\u2019adda Cunnada Aduunka (WFP), ayaa ansixiyey qorshayaal wax-ku-ool ah oo ku aaddan mashruuca ka soo kabashada dhibaatada Soomaaliya (SCRP) oo uu taageero Bangiga Adduunka. Kulanka ansixinta ayaa isku keenay daneeyayaasha muhiimka ah oo ay ku jiraan Dowladda Soomaaliya, Dowlad goboleedyada, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":532091,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-532090","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/532090","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=532090"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/532090\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":532092,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/532090\/revisions\/532092"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/532091"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=532090"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=532090"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=532090"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}