{"id":532049,"date":"2025-02-25T16:23:59","date_gmt":"2025-02-25T13:23:59","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=532049"},"modified":"2025-02-25T16:23:59","modified_gmt":"2025-02-25T13:23:59","slug":"deegaanka-a-lkowsar-oo-mar-kale-lagu-jabiyey-khawaarijta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/deegaanka-a-lkowsar-oo-mar-kale-lagu-jabiyey-khawaarijta\/","title":{"rendered":"Deegaanka A-lkowsar oo mar kale lagu jabiyey Khawaarijta"},"content":{"rendered":"<p>Jowhar (SONNA): Ciidanka Qaranka oo kaashanaya Xaq-u-dirirka deegaanka ayaa cashar adag u dhigay isku day fulaynimo ah oo Khawaarijtu ku doonaysay inay ku weeraraan magaalada Al-kowsar ee gobolka shabeellaha dhexe.<\/p>\n<p>Khawaarijtii weerarka soo qaaday ayaa goobta lagu xasuuqay, waxaana sidoo kale la gubay gaadiid ay wateen iyadoona laga furtay hub fara badan.<\/p>\n<p>Ciidanka Qaranka oo kaashanaya Xaq-u-dirirka deegaanka ayaa wali ku guda jira firxadka Khawaarijta kuwaasi oo u kala firdhaday deegaanada howdka ah.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jowhar (SONNA): Ciidanka Qaranka oo kaashanaya Xaq-u-dirirka deegaanka ayaa cashar adag u dhigay isku day fulaynimo ah oo Khawaarijtu ku doonaysay inay ku weeraraan magaalada Al-kowsar ee gobolka shabeellaha dhexe. Khawaarijtii weerarka soo qaaday ayaa goobta lagu xasuuqay, waxaana sidoo kale la gubay gaadiid ay wateen iyadoona laga furtay hub fara badan. Ciidanka Qaranka oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":532051,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-532049","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/532049","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=532049"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/532049\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":532052,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/532049\/revisions\/532052"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/532051"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=532049"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=532049"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=532049"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}