{"id":532037,"date":"2025-02-25T15:27:56","date_gmt":"2025-02-25T12:27:56","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=532037"},"modified":"2025-02-25T15:27:56","modified_gmt":"2025-02-25T12:27:56","slug":"maamulka-gobolka-hiiraan-oo-abaalmariyay-geesiyaal-ka-tirsanaa-macawisleyda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maamulka-gobolka-hiiraan-oo-abaalmariyay-geesiyaal-ka-tirsanaa-macawisleyda\/","title":{"rendered":"Maamulka gobolka Hiiraan oo abaalmariyay geesiyaal ka tirsanaa macawisleyda"},"content":{"rendered":"<p>Baladweyne-(SONNA)-Maamulka gobolka Hiiraan ayaa abaalmarin guddoonsiiyay geesiyaal ka tirsan ciidamada macawisleyda oo howlgal qorsheysan ku dilay dhagar qabe ka tirsanaa Khawaarijta, kaasi oo ay ka fuliyeen deegaanka Ceelka-baar gacanlow ee dhaca galbeedka magaalada Beledweyne.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Mudane Muuse Salaad Wehliye ayaa geesiyaasha fuliyay howlgalka ku wareejiyay laba qori oo AK-47 ah, kuwaasi oo qeyb ka ah ballanqaadyadii maamulka gobolka Hiiraan horay u shaaciyay.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha ayaa sidoo kale ballan qaaday in abaalmarinno la guddoonsiin doono cidkasta oo cadowga Khawaarijta ah naafaysa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baladweyne-(SONNA)-Maamulka gobolka Hiiraan ayaa abaalmarin guddoonsiiyay geesiyaal ka tirsan ciidamada macawisleyda oo howlgal qorsheysan ku dilay dhagar qabe ka tirsanaa Khawaarijta, kaasi oo ay ka fuliyeen deegaanka Ceelka-baar gacanlow ee dhaca galbeedka magaalada Beledweyne. Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Mudane Muuse Salaad Wehliye ayaa geesiyaasha fuliyay howlgalka ku wareejiyay laba qori oo AK-47 ah, kuwaasi oo qeyb [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":532038,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-532037","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/532037","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=532037"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/532037\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":532039,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/532037\/revisions\/532039"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/532038"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=532037"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=532037"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=532037"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}