{"id":531999,"date":"2025-02-24T17:26:13","date_gmt":"2025-02-24T14:26:13","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=531999"},"modified":"2025-02-24T17:26:13","modified_gmt":"2025-02-24T14:26:13","slug":"deegaano-kale-oo-laga-saaray-maleeshiyaadka-daacish","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/deegaano-kale-oo-laga-saaray-maleeshiyaadka-daacish\/","title":{"rendered":"Deegaano kale oo laga saaray Maleeshiyaadka Daacish"},"content":{"rendered":"<p style=\"text-align: left;\">Boosaaso (SONNA):\u00a0Ciidamada Daraawiishta Puntland ayaa goor dhawayd la wareegay Deegaanka Sheebaab oo ka tirsan Dagmada Qandala ee Gobalka Bari ahayd Fariisin u muhiim ah Kooxda Khawaarijta ah ee Daacish ahaydna Saldhiga Hogaanka sare ee Kooxdan .<\/p>\n<p>Ciidamada ayaana si Nabadgalyo ah kula wareegay Tuulada sheebaab taasi oo Muujinaysa Jabka Xoogan ee Soogaray Kooxda argagixisada ah ee Daacish iyo inay u Adkaysan waayeen Gulufka Dagaal ee Ciidmada Puntland ee Howlgalka Hillaac ee Ciribtirka argagixisada.<\/p>\n<p>Sheebaab waxay Dagmada Qadiimiga ah ee Qandala u jirtaa 30KM kagana Beegantahay Dhanka Buuralayda Calmiskaad ee Kulaaala dagmada qandala<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Boosaaso (SONNA):\u00a0Ciidamada Daraawiishta Puntland ayaa goor dhawayd la wareegay Deegaanka Sheebaab oo ka tirsan Dagmada Qandala ee Gobalka Bari ahayd Fariisin u muhiim ah Kooxda Khawaarijta ah ee Daacish ahaydna Saldhiga Hogaanka sare ee Kooxdan . Ciidamada ayaana si Nabadgalyo ah kula wareegay Tuulada sheebaab taasi oo Muujinaysa Jabka Xoogan ee Soogaray Kooxda argagixisada ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":532000,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-531999","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/531999","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=531999"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/531999\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":532001,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/531999\/revisions\/532001"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/532000"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=531999"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=531999"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=531999"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}