{"id":531788,"date":"2025-02-23T07:34:13","date_gmt":"2025-02-23T04:34:13","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=531788"},"modified":"2025-02-23T07:37:32","modified_gmt":"2025-02-23T04:37:32","slug":"duqeymo-lagu-bartilmaameedsaday-haraadiga-kooxda-daacish-oo-ka-dhacay-puntland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/duqeymo-lagu-bartilmaameedsaday-haraadiga-kooxda-daacish-oo-ka-dhacay-puntland\/","title":{"rendered":"Duqeymo lagu Bartilmaameedsaday Haraadiga Kooxda Daacish oo ka Dhacay Puntland\u00a0"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho, 23-ka Febraayo 2025: Hawlgal duqeymo ah oo ay iska kaashadeen Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Ciidamada Mareykanka ee AFRICOM ayaa lagu bartilmaameedsaday firxadka maleeshiyaadka Daacish ( ISIS) ee ku dhuumaalaysanaya Buuralayda Caal-miskeed ee gobolka Bari ee Dowlad Goboleedka Puntland ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Hawlgalka duqeymaha ah oo si guul ah ay u fuliyeen Ciidanka Mareykanka oo la shaqeynayaa Hay&#8217;adaha Amniga Qaranka Soomaaliya waxa ay dhaceen fiidkii 21 Febraayo iyo shalay 22-ka Febraayo 2025, waxaana lagu taageerayay hawlgalka geesiyaasha Ciidanka Daraawiishta Puntland ay ku ciribtirayaan haraadiga Khawaarijta Daacish.<\/p>\n<p>Qiimeynta hore ee hawlgalka ayaa muujineysa in saddex xubnood oo ka tirsan Daacish lagu dilay duqeymaha, mana jiro wax dhibaato ah oo gaaray rayidka.<\/p>\n<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaysa Taliska AFRICOM waxa ay sii wadi doontaa qiimeynta natiijooyinka hawlgalkaasi, oo wali socda, wixii ka soo kordhana waxaan la socodsiin doonaa dadweynaha.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-531790\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/IMG-20250223-WA0014.jpg\" alt=\"\" width=\"903\" height=\"1280\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/IMG-20250223-WA0014.jpg 903w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/IMG-20250223-WA0014-212x300.jpg 212w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/IMG-20250223-WA0014-722x1024.jpg 722w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/IMG-20250223-WA0014-768x1089.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/IMG-20250223-WA0014-860x1219.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 903px) 100vw, 903px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, 23-ka Febraayo 2025: Hawlgal duqeymo ah oo ay iska kaashadeen Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Ciidamada Mareykanka ee AFRICOM ayaa lagu bartilmaameedsaday firxadka maleeshiyaadka Daacish ( ISIS) ee ku dhuumaalaysanaya Buuralayda Caal-miskeed ee gobolka Bari ee Dowlad Goboleedka Puntland ee Soomaaliya. Hawlgalka duqeymaha ah oo si guul ah ay u fuliyeen Ciidanka Mareykanka oo la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":43,"featured_media":475594,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-531788","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/531788","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/43"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=531788"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/531788\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":531792,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/531788\/revisions\/531792"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/475594"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=531788"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=531788"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=531788"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}