{"id":531717,"date":"2025-02-22T11:35:06","date_gmt":"2025-02-22T08:35:06","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=531717"},"modified":"2025-02-22T11:35:06","modified_gmt":"2025-02-22T08:35:06","slug":"madaxweynaha-jamhuuriyadda-federaalka-soomaaliya-oo-goordhow-furi-doona-kalfadhiga-baarlamaanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-jamhuuriyadda-federaalka-soomaaliya-oo-goordhow-furi-doona-kalfadhiga-baarlamaanka\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo goordhow furi doona Kalfadhiga Baarlamaanka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor-dhow xarunta Villa Hargeysa ee Golaha Shacabka ka furi doona kalfadhiga 6-aad ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa khudbadiisa kaga hadli doona horumarka taabal-galka ah ee ay Dowladda Soomaaliya ka gaartay dhinacyada la dagaalanka Khawaarijta,dhaqaalaha,difaaca iyo dhowrista gobanimada Soomaaliyeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor-dhow xarunta Villa Hargeysa ee Golaha Shacabka ka furi doona kalfadhiga 6-aad ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa khudbadiisa kaga hadli doona horumarka taabal-galka ah ee ay Dowladda Soomaaliya ka gaartay dhinacyada la dagaalanka Khawaarijta,dhaqaalaha,difaaca iyo dhowrista gobanimada Soomaaliyeed.<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":512830,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-531717","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/531717","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=531717"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/531717\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":531718,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/531717\/revisions\/531718"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/512830"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=531717"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=531717"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=531717"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}