{"id":531693,"date":"2025-02-21T20:46:57","date_gmt":"2025-02-21T17:46:57","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=531693"},"modified":"2025-02-21T20:48:12","modified_gmt":"2025-02-21T17:48:12","slug":"ciidanka-qaranka-soomaaliya-oo-kaashanaya-saaxiibada-mareykanka-oo-burburiyay-koox-la-tirsan-khawaarijta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-qaranka-soomaaliya-oo-kaashanaya-saaxiibada-mareykanka-oo-burburiyay-koox-la-tirsan-khawaarijta\/","title":{"rendered":"Ciidanka Qaranka Soomaaliya oo kaashanaya saaxiibada Mareykanka oo burburiyay koox ka tirsan khawaarijta\u00a0"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ciidanka Qaranka oo kaashanayo Taliska AFRICOM ee Ciidamada Mareykanka, waxay si guul leh u fuliyeen howlgalo iyo duqeymo cirka ah oo ka dhan ah kooxda argagixisada Al-Shabaab 20-kii Febraayo 2025.<\/p>\n<p>Hawlgalkan iyo duqeymahaasi ayaa la beegsaday maleeshiyaadka Al-Shabaab ee ku sugan agagaarka degmada Bulo Burte ee gobolka Hiiraan ee Dowlad-Goboleedka Hirshabeelle, waxaana looga hortagay iskuday maleeshiyadu ku abaabulaysay weerar gaadmo ah.<\/p>\n<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya oo garabsanaysa shacabkreda waxay sii xoojinaysaa dagaalka ka dhanka ah kooxaha Al-Shabaab iyo Daacish ee caadeystay daadjinta dhiigga dadka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya oo kaashanaysa dowladda Mareykanka iyo saaxiibada kale ee caalamiga ah waxaa ka go&#8217;an cirirbtirka argagixisada Al-Shabaab iyo Daacish.<\/p>\n<p>Dadaalladan ayaa qayb ka ah istaraatijiyad ballaaran oo lagu xoojinayo dagaalka ka dhanka argagixisada khatarta ku ah shacabka Soomaaliyeed iyo caalamka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ciidanka Qaranka oo kaashanayo Taliska AFRICOM ee Ciidamada Mareykanka, waxay si guul leh u fuliyeen howlgalo iyo duqeymo cirka ah oo ka dhan ah kooxda argagixisada Al-Shabaab 20-kii Febraayo 2025. Hawlgalkan iyo duqeymahaasi ayaa la beegsaday maleeshiyaadka Al-Shabaab ee ku sugan agagaarka degmada Bulo Burte ee gobolka Hiiraan ee Dowlad-Goboleedka Hirshabeelle, waxaana looga hortagay iskuday [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":510980,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-531693","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/531693","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=531693"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/531693\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":531695,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/531693\/revisions\/531695"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/510980"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=531693"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=531693"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=531693"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}