{"id":531687,"date":"2025-02-21T18:39:41","date_gmt":"2025-02-21T15:39:41","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=531687"},"modified":"2025-02-21T18:39:41","modified_gmt":"2025-02-21T15:39:41","slug":"sodma-oo-soo-xirtay-tababar-kor-loogu-qaadayo-hawlwadeenada-gurmadka-deg-dega-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/sodma-oo-soo-xirtay-tababar-kor-loogu-qaadayo-hawlwadeenada-gurmadka-deg-dega-ah\/","title":{"rendered":"SODMA oo soo xirtay tababar kor loogu qaadayo hawlwadeenada gurmadka Deg Dega ah"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Xarunta Qaran ee Hawlgallada Gurmadka Deg-degga ee Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka ayaa soo gabagabeysay tababarro toos ah (practical) oo lagu diyaarinayay aqoonta iyo kartida howlwadeennada gurmadka ee xaaladaha deg-degga ah oo isugu jira kooxda dab-damiska, wicitaannada iyo caafimaadka.<\/p>\n<p>Ujeedka ayaa ahaa, sidii kooxahaan ay wadajir ugu howl-gali lahaayeen xilliyada loo baahan yahay jawaab aan daah-lahayn, sida marka ay dhacaan musiibooyinka dad-sameyga ah iyo kuwa dabiiciga ah, halka howlwadeennadu muujiyeen sida ay ugu diyaarsan yihiin iskaashi, isla-howlgal iyo isku xirnaan deg-deg ah.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn; howlwadeennada hay\u2019adda ee gurmadka deg-degga ah, gaar ahaan bahda wicitaannada, dab-damiska iyo caafimaaka ayaa soo bandhigay filim muujinaaya diyaargarowgooda ku aaddan ka jawaabista khataha iyo yareynta saameynta ka dhalata musiibooyinka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Xarunta Qaran ee Hawlgallada Gurmadka Deg-degga ee Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka ayaa soo gabagabeysay tababarro toos ah (practical) oo lagu diyaarinayay aqoonta iyo kartida howlwadeennada gurmadka ee xaaladaha deg-degga ah oo isugu jira kooxda dab-damiska, wicitaannada iyo caafimaadka. Ujeedka ayaa ahaa, sidii kooxahaan ay wadajir ugu howl-gali lahaayeen xilliyada loo baahan yahay jawaab aan daah-lahayn, sida [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":531688,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-531687","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/531687","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=531687"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/531687\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":531689,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/531687\/revisions\/531689"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/531688"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=531687"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=531687"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=531687"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}