{"id":531664,"date":"2025-02-21T09:57:05","date_gmt":"2025-02-21T06:57:05","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=531664"},"modified":"2025-02-21T09:58:05","modified_gmt":"2025-02-21T06:58:05","slug":"madaxa-doorashooyinka-qaranka-waxaana-ogaanay-in-bulshada-ay-rabaan-in-ay-doortaan-dadka-ay-doonayaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxa-doorashooyinka-qaranka-waxaana-ogaanay-in-bulshada-ay-rabaan-in-ay-doortaan-dadka-ay-doonayaan\/","title":{"rendered":"\u00a0Madaxa Doorashooyinka Qaranka \u00a0\u201cwaxaana ogaanay in bulshada ay rabaan in ay doortaan dadka ay doonayaan&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan \u00a0\u00a0oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in ay meel wanaagsan marayaan howlaha ku aadan ditaargarowga iyo qabanqaabada doorashooyin madax bannaan oo ja dhaca gudaha dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha ayaa xusay in ay safar shaqo ay ku soo kala bixiyeen inta badan deegaanada iyo degmooyinka dalka,isla markaana \u00a0ay dadku diyaar u yihiin hirgalinta iyo qabsoomidda hannaanka doorasho ee qof iyo codka ah.<\/p>\n<p>&#8220;Bisha Juun ee sanadkaan waxaan qaban doonaa doorashooyinka golaha deegaanka, waxaana ka qaban doonaa koonfurta iyo bartamaha dalka.&#8221;ayii yiri Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha Cabdikariin Axmed Xasan<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan \u00a0\u00a0oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in ay meel wanaagsan marayaan howlaha ku aadan ditaargarowga iyo qabanqaabada doorashooyin madax bannaan oo ja dhaca gudaha dalka Soomaaliya. Guddoomiyaha ayaa xusay in ay safar shaqo ay ku soo kala bixiyeen inta badan deegaanada iyo degmooyinka dalka,isla markaana \u00a0ay dadku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":531666,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-531664","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/531664","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=531664"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/531664\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":531667,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/531664\/revisions\/531667"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/531666"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=531664"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=531664"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=531664"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}