{"id":531636,"date":"2025-02-20T17:18:44","date_gmt":"2025-02-20T14:18:44","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=531636"},"modified":"2025-02-20T17:18:49","modified_gmt":"2025-02-20T14:18:49","slug":"wasiirka-maaliyadda-xfs-oo-kulan-la-qaatay-amb-james-swan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-maaliyadda-xfs-oo-kulan-la-qaatay-amb-james-swan\/","title":{"rendered":"Wasiirka Maaliyadda XFS oo kulan la qaatay Amb James Swan"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federal ka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige oo maanta dalka dib ugu soo laabtay ayaa Magaalada Muqdisho waxa uu kulan muhiim ah oo miro-dhalay kula qaatay wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Amb. James Swan.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa maalmahan ku sugnaa magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, halkaas oo uu kaga qayb galay shirka \ud835\udfd0\ud835\udfd1-\ud835\udc1a\ud835\udc1a\ud835\udc1d ee Wasiirrada Maaliyadda Iskaashiga Geeska Afrika (Horn of Africa initiative), kaas oo loogu doortay guddoomiyaha labada sano ee socota.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federal ka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige oo maanta dalka dib ugu soo laabtay ayaa Magaalada Muqdisho waxa uu kulan muhiim ah oo miro-dhalay kula qaatay wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Amb. James Swan. Wasiirka ayaa maalmahan ku sugnaa magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, halkaas oo uu kaga qayb galay shirka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":531638,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-531636","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/531636","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=531636"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/531636\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":531640,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/531636\/revisions\/531640"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/531638"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=531636"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=531636"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=531636"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}