{"id":531635,"date":"2025-02-20T17:18:44","date_gmt":"2025-02-20T14:18:44","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=531635"},"modified":"2025-02-20T17:18:44","modified_gmt":"2025-02-20T14:18:44","slug":"wasiirka-gaashaabdhiga-xfs-oo-kulan-la-qaatay-dhiigiisa-turki","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-gaashaabdhiga-xfs-oo-kulan-la-qaatay-dhiigiisa-turki\/","title":{"rendered":"Wasiirka gaashaabdhiga XFS oo kulan la qaatay dhiigiisa Turki"},"content":{"rendered":"<p>Ankara(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo Dhiggiisa dalka Turkiga mudane Ya\u015far G\u00fcler ayaa xarunta Wasaaradda Difaaca dalkaasi ku yeeshay wada hadalo ku saabsan xoojinta xiriirka labada dal, iskaashiga la dagaallanka argagixisada iyo horumarinta tababarada Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Kulanka oo diiradda lagu saaray wada shaqeyn qoto dheer iyo iskaashi adag oo gacan ka geysta nabadda iyo xasilloonida mustaqbalka fog ayaa wasiirka wasaaradda Gaashaandhigga mudane Cabdulqaadir Mamaxed Nuur, waxa uu kaga mahadceliyay Jamhuuriyadda aan Walaalaha nahay ee Turkiga taageerada joogtada ah ee ay ku bixiyaan dagaalka aan kula jirno argagixisada, kaasoo muhiim u ah xaqiijinta xasilloonida iyo ammaanka Soomaaliya.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ankara(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo Dhiggiisa dalka Turkiga mudane Ya\u015far G\u00fcler ayaa xarunta Wasaaradda Difaaca dalkaasi ku yeeshay wada hadalo ku saabsan xoojinta xiriirka labada dal, iskaashiga la dagaallanka argagixisada iyo horumarinta tababarada Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed. Kulanka oo diiradda lagu saaray wada shaqeyn qoto dheer iyo iskaashi adag oo gacan ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":531637,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[886],"tags":[],"class_list":{"0":"post-531635","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-environment"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/531635","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=531635"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/531635\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":531639,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/531635\/revisions\/531639"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/531637"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=531635"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=531635"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=531635"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}