{"id":531548,"date":"2025-02-19T09:05:03","date_gmt":"2025-02-19T06:05:03","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=531548"},"modified":"2025-02-19T09:05:03","modified_gmt":"2025-02-19T06:05:03","slug":"taliyaha-ciidanka-booliska-soomaaliyeed-oo-kormeeray-xarumaha-booliska","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/taliyaha-ciidanka-booliska-soomaaliyeed-oo-kormeeray-xarumaha-booliska\/","title":{"rendered":"Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo kormeeray xarumaha Booliska"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa kormeer shaqo ku tagey xarumaha Baarista Dambiyada ee CID, Qeybta Nabad-gelyada Wadooyinka, Dugsiga Tababarka Ciidanka Booliska ee Janaraal Kaahiye iyo Xarunta Birmadka Booliska oo dib u habeyn lagu sameynayo.<\/p>\n<p>Kormeerka Taliyaha ayaa salka ku haya isla xisaabtanka iyo kor joogteynta shaqada ay bulshada u hayaan qeybaha uu tegay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa kormeer shaqo ku tagey xarumaha Baarista Dambiyada ee CID, Qeybta Nabad-gelyada Wadooyinka, Dugsiga Tababarka Ciidanka Booliska ee Janaraal Kaahiye iyo Xarunta Birmadka Booliska oo dib u habeyn lagu sameynayo. Kormeerka Taliyaha ayaa salka ku haya isla xisaabtanka iyo kor joogteynta shaqada ay bulshada u hayaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":531549,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-531548","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/531548","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=531548"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/531548\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":531550,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/531548\/revisions\/531550"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/531549"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=531548"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=531548"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=531548"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}