{"id":531381,"date":"2025-02-17T09:30:30","date_gmt":"2025-02-17T06:30:30","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=531381"},"modified":"2025-02-17T09:30:30","modified_gmt":"2025-02-17T06:30:30","slug":"wasiirka-cadaaladda-oo-qeyb-galay-furitaanka-tartanka-wacyigelinta-nabadda-iyo-isdhexgalka-dhalinyarada-gobolka-banaadir","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-cadaaladda-oo-qeyb-galay-furitaanka-tartanka-wacyigelinta-nabadda-iyo-isdhexgalka-dhalinyarada-gobolka-banaadir\/","title":{"rendered":"Wasiirka Cadaaladda\u00a0oo qeyb galay furitaanka Tartanka Wacyigelinta Nabadda iyo Isdhexgalka Dhalinyarada Gobolka Banaadir"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS, Mudane Xasan Macallin, ayaa ka qeyb galay furitaanka Tartanka Wacyigelinta Nabadda iyo Isdhexgalka Dhalinyarada Gobolka Banaadir oo ka dhacay Garoonka kubadda Cagta Municipio.<\/p>\n<p>Tartankan sanadlaha ah ayaa dhiirrigelinaya isdhexgalka dhalinyarada iyo horumarinta xirfadooda ciyaareed. Munaasabadda waxaa sidoo kale ka qeyb galay Wasiirka Waxbarashada, mas\u2019uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir, iyo madaxda isboortiga dalka.<\/p>\n<p>Wasiirka Caddaaladda ayaa xusay doorka isboortigu ku leeyahay nabadda iyo horumarinta dhalinyarada, isagoo caddeeyay sida wasaaraddu uga go\u2019an tahay taageeridda dadaallada lagu xoojinayo nabadda iyo cadaaladda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS, Mudane Xasan Macallin, ayaa ka qeyb galay furitaanka Tartanka Wacyigelinta Nabadda iyo Isdhexgalka Dhalinyarada Gobolka Banaadir oo ka dhacay Garoonka kubadda Cagta Municipio. Tartankan sanadlaha ah ayaa dhiirrigelinaya isdhexgalka dhalinyarada iyo horumarinta xirfadooda ciyaareed. Munaasabadda waxaa sidoo kale ka qeyb galay Wasiirka Waxbarashada, mas\u2019uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":531382,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[85],"tags":[],"class_list":{"0":"post-531381","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-ciyaaraha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/531381","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=531381"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/531381\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":531383,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/531381\/revisions\/531383"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/531382"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=531381"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=531381"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=531381"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}