{"id":531339,"date":"2025-02-16T16:15:29","date_gmt":"2025-02-16T13:15:29","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=531339"},"modified":"2025-02-16T16:15:29","modified_gmt":"2025-02-16T13:15:29","slug":"madaxweyne-xasan-sheekh-oo-la-kulmay-xoghayaha-guud-ee-qaramada-midoobay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-xasan-sheekh-oo-la-kulmay-xoghayaha-guud-ee-qaramada-midoobay\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Adis-ababa oo uu ka socda shirka 38-aad ee Midowga Afrika kula kulmay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay antonio guterres.<\/p>\n<p>Madaxweynaha iyo antonio\u00a0guterres\u00a0ayaa ka wada hadlay horumarka ka socda Soomaaliya, dagaalka lagula jiro argagixisada caalamiga ah, howlgalka AUSSOM\u00a0iyo doorka muhiimka ah Qaramada Midoobay ee dhinacyada amniga, xasillinta iyo horumarka.<\/p>\n<p>Sidoo kale, waxay isweydaarsadeen aragtiyo la xiriira nabadda iyo amniga gobolka, wuxuuna madaxweyne Xasan Sheekh uu xaqiijiyay in Soomaaliya ay ka go\u2019an tahay in ay si dhow ula shaqeyso QM, isagoo qiray taageerada joogtada ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Adis-ababa oo uu ka socda shirka 38-aad ee Midowga Afrika kula kulmay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay antonio guterres. Madaxweynaha iyo antonio\u00a0guterres\u00a0ayaa ka wada hadlay horumarka ka socda Soomaaliya, dagaalka lagula jiro argagixisada caalamiga ah, howlgalka AUSSOM\u00a0iyo doorka muhiimka ah Qaramada Midoobay ee dhinacyada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":41,"featured_media":531340,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-531339","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/531339","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/41"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=531339"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/531339\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":531341,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/531339\/revisions\/531341"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/531340"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=531339"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=531339"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=531339"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}