{"id":531321,"date":"2025-02-16T13:30:26","date_gmt":"2025-02-16T10:30:26","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=531321"},"modified":"2025-02-16T15:53:54","modified_gmt":"2025-02-16T12:53:54","slug":"dood-wadaag-ku-saabsan-geedi-socodka-ddimoqraadiyeynta-iyo-dagaalka-khawaarijta-oo-lagu-qabtay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dood-wadaag-ku-saabsan-geedi-socodka-ddimoqraadiyeynta-iyo-dagaalka-khawaarijta-oo-lagu-qabtay-muqdisho\/","title":{"rendered":"Dood wadaag ku saabsan\u00a0geedi socodka dowlad wanaagga iyo dagaalka khawaarijta oo lagu qabtay Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Muqdiso(SONNA):-Wasiirro, xildhibaanno iyo ururada bulshada ayaa muqdisho uga qeybgalay dood wadaag ku saabsan geedi socodka dimoqraadiyeynta dagaalka dowladda iyo shacabka ay kula jiraan khawaarijta baneeysatay daadinta dhiigga shacabka Soomaaliyeed,waxaana soo qaban qaabisay Machadka Maareynta iyo Horumarinta dalka.<\/p>\n<p>Dooda ayaa diirada lagu saaray dadaallada dowladda ay ku bixisay dimoqraadiyeynta iyo dagaallada dalka looga xoreynayo khawarijta.<\/p>\n<p>Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Macalin, oo ka qeyb galay doodda ayaa sheegay in dhankooda ay dadaal badan ku bixiyeen dhammeystirka dastuurka iyo adkeynta hay\u2019adaheena Cadaaladda dalka .<\/p>\n<p>Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS,\u00a0 mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala, ayaa isna dhankiisa sheegay in khawaarijta ciidan ahaan iyo dhaqaala ahaanba lagu jabiyay, dowladana ay ka go&#8217;antahay ciribtika khawaarijta si dalka u gaaro horumar waara.<\/p>\n<p>Wasiirrada iyo mas\u2019uuliyiinta kale ee ka qeyb galay dooda ayaa ku dheeraday sida ay muhiimka u tahay in laga wada shaqeeyo arrimaha dimoqraadiyenta iyo ciribtirka kooxda khawaarijta sid dalka u gaaro horumar waara.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdiso(SONNA):-Wasiirro, xildhibaanno iyo ururada bulshada ayaa muqdisho uga qeybgalay dood wadaag ku saabsan geedi socodka dimoqraadiyeynta dagaalka dowladda iyo shacabka ay kula jiraan khawaarijta baneeysatay daadinta dhiigga shacabka Soomaaliyeed,waxaana soo qaban qaabisay Machadka Maareynta iyo Horumarinta dalka. Dooda ayaa diirada lagu saaray dadaallada dowladda ay ku bixisay dimoqraadiyeynta iyo dagaallada dalka looga xoreynayo khawarijta. Wasiirka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":531324,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-531321","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/531321","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=531321"}],"version-history":[{"count":7,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/531321\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":531337,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/531321\/revisions\/531337"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/531324"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=531321"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=531321"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=531321"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}