{"id":531303,"date":"2025-02-16T08:39:01","date_gmt":"2025-02-16T05:39:01","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=531303"},"modified":"2025-02-16T08:40:21","modified_gmt":"2025-02-16T05:40:21","slug":"guddoomiyaha-sodma-oo-la-kulmay-isku-duwaha-barnaamijka-maareynta-khataraha-musiibooyinka-ee-urur-goboleedka-igad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-sodma-oo-la-kulmay-isku-duwaha-barnaamijka-maareynta-khataraha-musiibooyinka-ee-urur-goboleedka-igad\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay\u00a0isku duwaha Barnaamijka Maareynta Khataraha Musiibooyinka ee Urur-Goboleedka IGAD"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka, Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa dalka Kuwait kula kulmay Isku duwaha Barnaamijka Maareynta Khataraha Musiibooyinka ee Urur-Goboleedka IGAD Dr. Ahmed Amdihun.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta iskaashiga u dhexeeya Hay\u2019adda SoDMA iyo Xarunta Falanqaynta Cimilada iyo Digniinaha ee (ICPAC), si loo ballaariyo wada shaqeynta hay\u2019adaha gobolka ee ka shaqeeya maareynta khataraha musiibooyinka, Labada mas\u2019uul ayaa isku afgartay in IGAD ay fududeyso is-dhaafsiga xogta la xiriirta musiibooyinka isaga gudba xuduudaha dalalka gobolka.<\/p>\n<p>Labada dhinac ayaa isku raacay sidoo kale in la qabto shir gaar ah oo ay yeelanayaan hay\u2019adaha Maareynta Musiibooyinka ee Soomaaliya iyo Itoobiya, kaas oo ay IGAD fududeyn doonto, Shirkan ayaa diiradda lagu saari doonaa sidii labada dal ay si dhow uga wada shaqeyn lahaayeen yareynta khataraha musiibooyinka iyo horumarinta digniinaha hore ee halis wadareedka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka, Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa dalka Kuwait kula kulmay Isku duwaha Barnaamijka Maareynta Khataraha Musiibooyinka ee Urur-Goboleedka IGAD Dr. Ahmed Amdihun. Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta iskaashiga u dhexeeya Hay\u2019adda SoDMA iyo Xarunta Falanqaynta Cimilada iyo Digniinaha ee (ICPAC), si loo ballaariyo wada shaqeynta hay\u2019adaha gobolka ee ka shaqeeya maareynta khataraha musiibooyinka, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":531304,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-531303","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/531303","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=531303"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/531303\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":531307,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/531303\/revisions\/531307"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/531304"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=531303"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=531303"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=531303"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}