{"id":531291,"date":"2025-02-15T18:36:18","date_gmt":"2025-02-15T15:36:18","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=531291"},"modified":"2025-02-15T18:36:45","modified_gmt":"2025-02-15T15:36:45","slug":"wasiirka-arrimaha-dibadda-jabuuti-maxamuud-cali-yusuf-oo-ku-guuleystya-xilka-guddoomiyaha-ururka-midowga-afrika","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-arrimaha-dibadda-jabuuti-maxamuud-cali-yusuf-oo-ku-guuleystya-xilka-guddoomiyaha-ururka-midowga-afrika\/","title":{"rendered":"Wasiirka arrimaha dibadda Jabuuti Maxamuud Cali Yusuf oo ku guuleystya xilka guddoomiyaha ururka Midowga Afrika"},"content":{"rendered":"<div class=\"xdj266r x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Muqdisho.(SONNA):- Wasiirka arrimaha dibadda Jabuuti Maxamuud Cali Yusuf ayaa ku guuleystay xilka Guddoomiyaha Ururka Midowga Afrika, kaddib doorasho ka dhacday Xarunta Midowga Afrika ee magaalada Addis Ababa.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div dir=\"auto\">33-cod ee looga baahnaa ayuu xaqiijiyay wareeggii todobaad, kaddib markii uu ka adkaatay Raila Odinga oo ku haray wareeggii 6aad, sidoo kale, tartanka doorashada waxaa qeyb ka ahaa Richard Randriamandrato oo ka soo jeeda dalka Madagascar.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Raila Odinka oo helay 22-cod,\u00a0 ayaa u hambalyeeyay guddoomiyaha cusub ee Ururka Midowga Afrika Maxamuud Cali Yusuf.<\/div>\n<div class=\"xdj266r x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs x126k92a\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA):- Wasiirka arrimaha dibadda Jabuuti Maxamuud Cali Yusuf ayaa ku guuleystay xilka Guddoomiyaha Ururka Midowga Afrika, kaddib doorasho ka dhacday Xarunta Midowga Afrika ee magaalada Addis Ababa. 33-cod ee looga baahnaa ayuu xaqiijiyay wareeggii todobaad, kaddib markii uu ka adkaatay Raila Odinga oo ku haray wareeggii 6aad, sidoo kale, tartanka doorashada waxaa qeyb ka ahaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":41,"featured_media":531292,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-531291","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/531291","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/41"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=531291"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/531291\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":531294,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/531291\/revisions\/531294"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/531292"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=531291"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=531291"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=531291"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}