{"id":531254,"date":"2025-02-15T10:50:22","date_gmt":"2025-02-15T07:50:22","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=531254"},"modified":"2025-02-15T10:50:22","modified_gmt":"2025-02-15T07:50:22","slug":"howlgallo-dhanka-cirka-ah-oo-lagu-burburiyay-saldhigyo-khawaarijta-daacish-ku-lahaayeen-buuraha-calmiskaad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/howlgallo-dhanka-cirka-ah-oo-lagu-burburiyay-saldhigyo-khawaarijta-daacish-ku-lahaayeen-buuraha-calmiskaad\/","title":{"rendered":"Howlgallo dhanka cirka ah oo lagu burburiyay saldhigyo Khawaarijta Daacish ku lahaayeen buuraha Calmiskaad\u00a0"},"content":{"rendered":"<p>Boosaaso(SONNA):-Howlgallo culus oo dhanka cirka ah ayaa xalay ka dhacay deegaanka Sheebaab-Calmiskaad ee buuralayda gobolka Bari, halkaas oo khasaare xooggan lagu gaarsiiyay khawaarijta Daacish.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaa lagu gubay warshadii Argagixisada Daacish Qaraxyada iyo biraha gawaarida ku sameyn jirtay iyadoo halkaasi lagu dilay xubnihii ku sugnaa&#8221; ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay Ciidamada Daraawiishta Puntland.<\/p>\n<p>Boqaal ka tirsan Khawaarijta Daacish ayaa lagu dilay hawlgalladii ugu dambeeyay ee ka dhacay buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari, kuwaas oo ay ku jiraan horjoogayaal Ajaaniib ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Boosaaso(SONNA):-Howlgallo culus oo dhanka cirka ah ayaa xalay ka dhacay deegaanka Sheebaab-Calmiskaad ee buuralayda gobolka Bari, halkaas oo khasaare xooggan lagu gaarsiiyay khawaarijta Daacish. &#8220;Waxaa lagu gubay warshadii Argagixisada Daacish Qaraxyada iyo biraha gawaarida ku sameyn jirtay iyadoo halkaasi lagu dilay xubnihii ku sugnaa&#8221; ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay Ciidamada Daraawiishta Puntland. Boqaal [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":531255,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-531254","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/531254","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=531254"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/531254\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":531256,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/531254\/revisions\/531256"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/531255"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=531254"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=531254"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=531254"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}