{"id":531209,"date":"2025-02-14T14:50:27","date_gmt":"2025-02-14T11:50:27","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=531209"},"modified":"2025-02-14T14:53:06","modified_gmt":"2025-02-14T11:53:06","slug":"kuwait-madaxa-hayadda-sodma-oo-la-kulmay-qaramada-midoobay-iyo-xafiis-goboleedka-carabta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/kuwait-madaxa-hayadda-sodma-oo-la-kulmay-qaramada-midoobay-iyo-xafiis-goboleedka-carabta\/","title":{"rendered":"Kuwait :Madaxa Hay\u2019adda SODMA oo la kulmay Qaramada Midoobay iyo Xafiis Goboleedka Carabta"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka (SODMA), Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa dalka Kuwait kulan kula qaatay Ergayga Gaarka ee Xoghayaha Guud Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha yareynta khataraha musiibooyinka Kamal Kishore.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha oo sidoo kale la kulmay Madaxa Xafiiska Goboleedka UNDRR ee waddamada Carabta Marwa Nora Achkar,waxaa guud ahaan dhinacyadaasi ay isla soo qaadeen doorka hey\u2019adaha iyo sida wax looga qaban karo masiibooyinka dabiiciga ah.<\/p>\n<p>Xubnihii ka socdat Qaramada Midoobay,xafiis goboleedka \u00a0wadamada Carabta iyo Hey\u2019adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliya waxa ay isla gartay in la sii xoojiyo dadaallada lagu dardar gelinayo hirgelinta Istaraatiijiyadda Qaran ee lagu yareynayo Khataraha Musiibooyinka.<\/p>\n<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya waxaa ka go\u2019an dadaallada caalamiga ah ee kobcinta awoodaha dowliga ah si loo xaddido khataraha musiibooyinka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka (SODMA), Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa dalka Kuwait kulan kula qaatay Ergayga Gaarka ee Xoghayaha Guud Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha yareynta khataraha musiibooyinka Kamal Kishore. Guddoomiyaha oo sidoo kale la kulmay Madaxa Xafiiska Goboleedka UNDRR ee waddamada Carabta Marwa Nora Achkar,waxaa guud ahaan dhinacyadaasi ay isla soo qaadeen doorka hey\u2019adaha iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":531211,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-531209","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/531209","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=531209"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/531209\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":531213,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/531209\/revisions\/531213"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/531211"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=531209"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=531209"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=531209"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}