{"id":531197,"date":"2025-02-14T11:10:34","date_gmt":"2025-02-14T08:10:34","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=531197"},"modified":"2025-02-14T11:10:34","modified_gmt":"2025-02-14T08:10:34","slug":"wasiirka-warfaafinta-xfs-oo-ka-qeybgalay-kulanka-wasiirada-warfaafinta-carabta-ee-kuwait","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-warfaafinta-xfs-oo-ka-qeybgalay-kulanka-wasiirada-warfaafinta-carabta-ee-kuwait\/","title":{"rendered":"Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka wasiirada warfaafinta Carabta ee Kuwait"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Daa\u2019uud Aweys Jaamac ayaa magaalada Kuwait ee dalka Boqortooyada Kuwait kaga qeybgaley munaasabadda daahfurka Caasimadda Warbaahinta iyo Dhaqanka ee Jaamacadda Carabta oo sannadkan loo aqoonsaday magaalada Kuwait.<\/p>\n<p>Kulanka daahfurka\u00a0 oo ay ka soo qeybgaleen Wasiirrada Warfaafinta iyo Dhaqanka ee waddamada xubnaha ka ah Jaamacadda Carabta, ayaa waxaa si rasmi ah u furay Wakiilka Boqorka, ahna Wasiirka Warfaafinta iyo Dhqanka ee Boqortooyada Kuwait, Mudane Cabdulraxmaan Al Mutairi.<\/p>\n<p>Kulankaasi daahfurka ah waxaa looga hadlay sida ay madaxda Jaamacadda Carabta uga go\u2019an tahay horumarintooda iyo iskaashiga,gaar ahaan ee dhinacyada warfaafinta ee dalalka ku jira Ururka Jaamacadda Carabta.<\/p>\n<p>Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Mudane Daa\u2019uud Aweys Jaamaca ayaa kulamo gaar gaar ah la qaatay qaar ka mid ah Wasiirrada Warfaafinta iyo Dhaqanka ee Jaamacadda Carabta, isagoo u sharaxay siyaasadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ee dhinacyada warbaahinta iyo dhaqanka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Daa\u2019uud Aweys Jaamac ayaa magaalada Kuwait ee dalka Boqortooyada Kuwait kaga qeybgaley munaasabadda daahfurka Caasimadda Warbaahinta iyo Dhaqanka ee Jaamacadda Carabta oo sannadkan loo aqoonsaday magaalada Kuwait. Kulanka daahfurka\u00a0 oo ay ka soo qeybgaleen Wasiirrada Warfaafinta iyo Dhaqanka ee waddamada xubnaha ka ah Jaamacadda Carabta, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":531199,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-531197","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/531197","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=531197"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/531197\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":531198,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/531197\/revisions\/531198"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/531199"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=531197"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=531197"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=531197"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}