{"id":531194,"date":"2025-02-14T10:40:47","date_gmt":"2025-02-14T07:40:47","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=531194"},"modified":"2025-02-14T14:19:16","modified_gmt":"2025-02-14T11:19:16","slug":"g-sare-nur-fareeyma-aqbaleyno-inay-khawaarijtu-dulsaar-kusii-ahaadaan-shacabka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/g-sare-nur-fareeyma-aqbaleyno-inay-khawaarijtu-dulsaar-kusii-ahaadaan-shacabka\/","title":{"rendered":"G\/sare Nur Fareey:&#8221;Ma aqbaleyno inay Khawaarijtu dulsaar kusii ahaadaan shacabka&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>Ciidanka Xoogga ayaa Howlgal qorsheysan oo ka dhacay Sh\/Hoose cagta ku mariyay Maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta oo ku sugnaa deegaanno ku teetsan Degmada Aw-dheegle ee \u00a0Gobolkaasi.<\/p>\n<p>Howlgalkaan oo dhacay shalay iyo xalay ayaa waxaa ka qeybgalay ciidamada Ururada 175-aad iyo 146-aad,gaar ahaan guutada 17-aad ee Gorgor iyo guutada 14-ka ee October,iyadoo tuulada Gumeysidiid lagu bur-buriyay baro Koontorool oo Khawaarijta ay ku qaadi jireen lacagaha baadda ah ee ay ku soo rogeen Shacabka iyo gaadiidka.<\/p>\n<p>Taliyaha Guutada 14-ka October ee Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed G\/sare Nuur Maxamed Gaabow Nur Farey ayaa Xaqiijiyay intii uu socday howlgalkaasi in ay jab gaarsiiyeen khawaarijta,isla matkaana ay sii daayeen gaadiid iyo shacab ay Khawaarijta ku xayireen tuulada Gumeysidiid.<\/p>\n<p>&#8220;Ma aqbaleyno inay Khawaarijta dulsaar kusii ahaadaan shacabka oo ay sii dhibaateeyaan bulshadeenna iyo qarannimadeenna, waxaanna markasta diyaar u nahay inaan uga daba tagno goob kasta oo ay gabbaad ka dhigtaan&#8221; ayuu yiri G\/sare Nur Farey, Taliyaha Guutada 14-ka October ee Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliya<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidanka Xoogga ayaa Howlgal qorsheysan oo ka dhacay Sh\/Hoose cagta ku mariyay Maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta oo ku sugnaa deegaanno ku teetsan Degmada Aw-dheegle ee \u00a0Gobolkaasi. Howlgalkaan oo dhacay shalay iyo xalay ayaa waxaa ka qeybgalay ciidamada Ururada 175-aad iyo 146-aad,gaar ahaan guutada 17-aad ee Gorgor iyo guutada 14-ka ee October,iyadoo tuulada Gumeysidiid lagu bur-buriyay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":531196,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-531194","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/531194","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=531194"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/531194\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":531208,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/531194\/revisions\/531208"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/531196"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=531194"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=531194"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=531194"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}