{"id":531191,"date":"2025-02-14T09:43:50","date_gmt":"2025-02-14T06:43:50","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=531191"},"modified":"2025-02-14T09:43:50","modified_gmt":"2025-02-14T06:43:50","slug":"madaxda-caafimaadka-xfs-oo-boogaadiyay-howlwadeenada-cisbitaalka-demartino","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxda-caafimaadka-xfs-oo-boogaadiyay-howlwadeenada-cisbitaalka-demartino\/","title":{"rendered":"Madaxda Caafimaadka XFS oo boogaadiyay howlwadeenada cisbitaalka Demartino"},"content":{"rendered":"<p>Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka XFS Dr. Maxamed Xasan Maxamed Bulaale oo booqday cisbitaalka martini ee Magaalada Muqdisho ayaa la kulmay shaqaalaha ,howlwadeennada caafimaad ee ka howlgala cisbitaalkaasi iyo bukaanada kale ee lagu daaweynayo halkaasi.<\/p>\n<p>Booqashada Wasiir ku xigeemka Caafimaadka ayaa \u00a0la xiriirtay hubinta hannaanka adeegbixinta , tayada qalabka shaqada iyo habsami u socodka howlaha caafimaad,isagoo si gaar ah u kormeeray xarunta cusub ee maareynta xaaladaha degdegga ah iyo gurmadka.<\/p>\n<p>Dr. Maxamed Xasan Maxamed Bulaale waxa uu boogaadiyay shaqaalaha iyo howlwadeenada cisbitaalka De martino,kuwaas oo xaqiijiyay \u00a0hirgelinta qorshihii lagu maareynaayey xarunta iyo daryeelka bukaanada si waafaqsan habraacyada wasaaaradda ee la dejiyey.<\/p>\n<p>Wasiir ku xigeenka ayaa sidoo kale la kulmay in ka badan 30 bukaan oo ku jira xaalado kala duwan ,sida daryeelka degdegga ah iyo \u00a0\u00a0daryeelka gurmadka adag (Critical Care).<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/www.facebook.com\/photo\/?fbid=1181400503987565&amp;set=pcb.1181400810654201&amp;__cft__%5b0%5d=AZXkHklebUNgKdfctnhWFOqjultpsVzQ4KcMHcZTEks9VSQeDNpoPbok0uAP4soSYoiEKj9Mn5pLeDT8xupCx-PjM3MTNx9F6nStBrNqQgcNenu6MI0n6K9uyKXRqjSZvwgK7Ny0ShKAuUGPUf8Rdui78yHAxgXyZ9_AI0nUENX6KvZlblAnVLzKJJLCBuSHrBg&amp;__tn__=*bH-R\">\u00a0<\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka XFS Dr. Maxamed Xasan Maxamed Bulaale oo booqday cisbitaalka martini ee Magaalada Muqdisho ayaa la kulmay shaqaalaha ,howlwadeennada caafimaad ee ka howlgala cisbitaalkaasi iyo bukaanada kale ee lagu daaweynayo halkaasi. Booqashada Wasiir ku xigeemka Caafimaadka ayaa \u00a0la xiriirtay hubinta hannaanka adeegbixinta , tayada qalabka shaqada iyo habsami u socodka howlaha caafimaad,isagoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":531193,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-531191","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/531191","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=531191"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/531191\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":531192,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/531191\/revisions\/531192"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/531193"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=531191"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=531191"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=531191"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}