{"id":531059,"date":"2025-02-12T07:49:31","date_gmt":"2025-02-12T04:49:31","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=531059"},"modified":"2025-02-12T07:49:31","modified_gmt":"2025-02-12T04:49:31","slug":"wasiir-cali-balcad-oo-addis-abab-ku-shir-guddoomiyay-kulanka-dib-u-habaynta-musharixiinta-dalalka-africa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiir-cali-balcad-oo-addis-abab-ku-shir-guddoomiyay-kulanka-dib-u-habaynta-musharixiinta-dalalka-africa\/","title":{"rendered":"Wasiir Cali balcad oo Addis abab ku shir guddoomiyay kulanka dib u habaynta musharixiinta dalalka Africa"},"content":{"rendered":"<p>Addis ababa-(SONNA)-Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS, Mudane Cali Maxamed Cumar ayaa maanta magaalada Addis ababa ku shir guddoomiyay kulankii ugu danbeeyey ee ay yeesheen guddiga heer wasiir ee dib u habaynta musharixiinta dalalka Africa ee u tartami doona kuraasta ka bannaan Midowga Afrika iyo Ururrada kale ee caalamka.<\/p>\n<p>Wasiir Balcad waxaa kulanka ku wehliyey xoghayaha joogtada ah ee wasaaradda arrimaha dibadda Mudane Xamse Aadan, Danjire Cabdullaahi Warfaa iyo diplomaasiyiin kale duwan oo ka socday dowladda Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Addis ababa-(SONNA)-Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS, Mudane Cali Maxamed Cumar ayaa maanta magaalada Addis ababa ku shir guddoomiyay kulankii ugu danbeeyey ee ay yeesheen guddiga heer wasiir ee dib u habaynta musharixiinta dalalka Africa ee u tartami doona kuraasta ka bannaan Midowga Afrika iyo Ururrada kale ee caalamka. Wasiir Balcad waxaa kulanka ku wehliyey [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":531060,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-531059","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/531059","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=531059"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/531059\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":531061,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/531059\/revisions\/531061"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/531060"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=531059"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=531059"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=531059"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}