{"id":530959,"date":"2025-02-10T18:38:46","date_gmt":"2025-02-10T15:38:46","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=530959"},"modified":"2025-02-10T18:38:46","modified_gmt":"2025-02-10T15:38:46","slug":"wasiirka-qoyska-oo-qaabishay-wafdi-ka-socda-iom","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-qoyska-oo-qaabishay-wafdi-ka-socda-iom\/","title":{"rendered":"Wasiirka Qoyska oo qaabishay wafdi ka socda IOM"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Wasiirka wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka dowladda FS Khadiija Maxamed Al-Makhsuumi ayaa maanta xafiiska ku qaabishay wafdi ka socda hay\u2019adda IOM oo uu hoggaaminayey Manuel M Pereira- oo ah madaxa hay\u2019adda IOM ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Kulanka oo ay Wasiirka ku wehliyeen Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Soomaaliya Maxamed Bashiir Cumar iyo khuburada Wasaaradda qaarkood, ayaa looga wada hadlay wada shaqeynta Wasaaradda iyo hay\u2019adda IOM, iyadoo Wasiir Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ay uga mahadcelisay hay\u2019adda IOM wada shaqeynta dhow ee ay la leeyihiin Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Wasiirka wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka dowladda FS Khadiija Maxamed Al-Makhsuumi ayaa maanta xafiiska ku qaabishay wafdi ka socda hay\u2019adda IOM oo uu hoggaaminayey Manuel M Pereira- oo ah madaxa hay\u2019adda IOM ee Soomaaliya. Kulanka oo ay Wasiirka ku wehliyeen Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Soomaaliya Maxamed Bashiir [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":530960,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-530959","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/530959","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=530959"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/530959\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":530961,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/530959\/revisions\/530961"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/530960"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=530959"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=530959"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=530959"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}