{"id":530882,"date":"2025-02-09T17:06:24","date_gmt":"2025-02-09T14:06:24","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=530882"},"modified":"2025-02-09T17:06:24","modified_gmt":"2025-02-09T14:06:24","slug":"ciidamada-xoogga-dalka-oo-ka-hor-tegay-dhagaro-argagixisada-damacsanaayeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidamada-xoogga-dalka-oo-ka-hor-tegay-dhagaro-argagixisada-damacsanaayeen\/","title":{"rendered":"Ciidamada Xoogga Dalka oo ka hor-tegay dhagaro argagixisada damacsanaayeen"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA):- Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa deegaanka ayaa howlgal lagu baacsanayo maleeshiyaadka Khawaarijta ka samaeeyay deegaannada Bacadka Faarax Aadan iyo Caliyaale oo hoostaga degmada Xarar-dheere ee gobolka Mudug.<\/p>\n<p>Ciidamada ayaa helay xogta maleeshiyaadka Khawaarijta oo qorsheynayay dhagaro argagixiso, waxayna si degdeg ah uga hortageen cadowga, iyagoo gaarsiiyay jab xooggan oo dhimasho iyo dhaawac leh.<\/p>\n<p>Hawlgalka oo socday muddo saacado ah ayaa lagu jabiyay Khawaarijta, iyadoo la burburiyay goobo ay isku uruursanayeen, khasaaro culusna lagu gaarsiiyay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA):- Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa deegaanka ayaa howlgal lagu baacsanayo maleeshiyaadka Khawaarijta ka samaeeyay deegaannada Bacadka Faarax Aadan iyo Caliyaale oo hoostaga degmada Xarar-dheere ee gobolka Mudug. Ciidamada ayaa helay xogta maleeshiyaadka Khawaarijta oo qorsheynayay dhagaro argagixiso, waxayna si degdeg ah uga hortageen cadowga, iyagoo gaarsiiyay jab xooggan oo dhimasho iyo dhaawac leh. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":41,"featured_media":436775,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-530882","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/530882","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/41"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=530882"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/530882\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":530883,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/530882\/revisions\/530883"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/436775"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=530882"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=530882"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=530882"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}