{"id":530775,"date":"2025-02-08T15:25:26","date_gmt":"2025-02-08T12:25:26","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=530775"},"modified":"2025-02-08T15:25:26","modified_gmt":"2025-02-08T12:25:26","slug":"wafdi-uu-hoggaaminayo-guddoomiyaha-sodma-oo-gaaray-dalka-kuwait","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wafdi-uu-hoggaaminayo-guddoomiyaha-sodma-oo-gaaray-dalka-kuwait\/","title":{"rendered":"Wafdi uu hoggaaminayo guddoomiyaha SODMA oo gaaray dalka Kuwait"},"content":{"rendered":"<p>Kuwait(SONNA):-Wafdi uu hoggaaminayo guddoomiyaha Hay\u2019adda Maaraynta Musiibooyinka ee SoDMA, Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa gaaray dalka Kuwait, waxaana wafdigaan soo dhaweeyay Sarreeye Guuto Maxamed AlQahtani oo ah Madaxweyne ku xigeenka Dab-demiska iyo Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka Kuwait.<\/p>\n<p>Ujeedka wafdiga Guddoomiyaha, ayaa daarran xoojinta iskaashiga labada dhinac ee ku aaddan maaraynta musiibooyinka iyo gargaarka banii\u2019aadannimo, waxaana si gaar ah shirkaan looga hadlay xaaladaha banii\u2019aadannimo ee dalka, jawaabta deg-dega ah ee loo baahan yahay si loo yareeyo khataraha ka dhasha musiibooyinka, iyo in wadajir looga howl-galo wax ka qabashada xaaladda bani\u2019aadannimo ee ka jirta Soomaaliya madaama istaageen gargaarkii qaar kamid ah hay\u2019adaha ay siin jireen shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kuwait(SONNA):-Wafdi uu hoggaaminayo guddoomiyaha Hay\u2019adda Maaraynta Musiibooyinka ee SoDMA, Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa gaaray dalka Kuwait, waxaana wafdigaan soo dhaweeyay Sarreeye Guuto Maxamed AlQahtani oo ah Madaxweyne ku xigeenka Dab-demiska iyo Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka Kuwait. Ujeedka wafdiga Guddoomiyaha, ayaa daarran xoojinta iskaashiga labada dhinac ee ku aaddan maaraynta musiibooyinka iyo gargaarka banii\u2019aadannimo, waxaana si gaar [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":530776,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-530775","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/530775","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=530775"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/530775\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":530777,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/530775\/revisions\/530777"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/530776"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=530775"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=530775"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=530775"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}