{"id":530762,"date":"2025-02-08T12:54:23","date_gmt":"2025-02-08T09:54:23","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=530762"},"modified":"2025-02-08T13:37:40","modified_gmt":"2025-02-08T10:37:40","slug":"dowladda-soomaaliya-oo-digniin-ka-soo-saartay-la-macaamilka-khawaarijta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-digniin-ka-soo-saartay-la-macaamilka-khawaarijta\/","title":{"rendered":"Dowladda Soomaaliya oo digniin ka soo saartay la macaamilka khawaarijta"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiiradda Wasaaraddaha Amniga Guddaha, Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka, Wasiir kuxigeenka Warfaafinta iyo Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka oo maanta shir jaraa\u2019id ku qabtay muqdisho ayaa bulshada Soomaaliyeed u soo bandhigay guullaha laga gaaray la dagaalanka khawaarijta.<\/p>\n<p>Wasiiradda ayaa hambalyo u diray dhamaan geesiyaasha qaranka ee furimaha dagaalka ka soo hooyey guullaha, iyagoo sidoo kale shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeey garab istaagga ay u muujiyeen ciidanka qaranka.<\/p>\n<p>Wasiiradda ayaa carabka ku adkeeyey in dowladda hadafka koowaad u yahay la dagaalanka khawaariju,iyadoo intii dagaalku socday dhamaan lagu jabiyey furimaha dagaalka kooxda khawaarijta.<\/p>\n<p>Sidoo kale wasiiradda ayaa soo bandhigay in kooxaha Khawaarijta looga adkaaday dagaalka maaliyadda,dagaalka warbaahinta ,dagaalka fikirka iyo furimaha dagaalkaba.<\/p>\n<p>Wasiirka Wasaaradda Amniga XFS Cabdulaahi Fartaag oo ka hadlay shirka araa&#8217;id ayaa digniin u diray dadka lacagaha maalgalinta ah siiya Kooxaha argagixisada Sidoo kale wasiirka Amniga XFS ayaa shaaca ka qaaday in ay ka taageerayaan shacabka Puntland la dagaalanka kooxda khawaarijta.<\/p>\n<p>Wasiirka Amniga XFS ayaa isticmaalay inta uu ku guday shirka Jaraa&#8217;id odhaah xigmad xambaarsan oo aheyd Maalkaada haku dilin Naftaada, isaga dhanka kale sheegay in laga xiray koontooyinki ay lacagta dhigan jireen khawaarijtu, haya&#8217;addaha amnigana ay u taagan yihiin jid kasta qof kasta oo isku dayo in uu la shaqeeyo khawaarijtu&#8221;<\/p>\n<p>Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Sheekh Muqtaar Roobow ayaa isaguna dhankiisa adkeeyey in aan marnaba la aqbalayn in cid bixiso dhaqaale lagu haligayo shacabka Soomaaliyeed<\/p>\n<p>\u201cMeelaha ay dowladdu ka taliso sida Suuqa Bakaaraha qiil uma heli doonaan in ay yiraahdaan baad ayaa nagala rabaa.\u201dayuu yiri Wasiir Mukhtaar.<\/p>\n<p>Wasiirka ku xigeenka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska\u00a0XFS Cabdirixmaan Yuusuf Sheekh Al cadaala oo ka hadlay shirka jaraa&#8217;id oo ay si wadajir ah u qabteen wasiiradda ka tirsan XFS ayaa sheegay in dowlada ay heyso xog dad si toos ah iyo si dadban umaalgaliya Kooxaha qawaarijta ah ee Al-shaabab iyo daacish.<\/p>\n<p>Ugu dambayn wasiiradda ayaa shacabka uga digay in kooxda khawaarijta xiriir lala yeesho, iyagoo amray in qofkii ay la soo xiriiraan khawaarijtu uu la soo xiriiro laammaha amniga ee Dowladda.<\/p>\n<p>Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo dadka deegaanka ayaa guud ahaan ggobollada dalka kawada guluf weyn oo kooxaha khawaarijta looga xoraynayo goobaha ay ku dhuumanayaan Jamhuuriyadda Soomaaliya.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiiradda Wasaaraddaha Amniga Guddaha, Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka, Wasiir kuxigeenka Warfaafinta iyo Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka oo maanta shir jaraa\u2019id ku qabtay muqdisho ayaa bulshada Soomaaliyeed u soo bandhigay guullaha laga gaaray la dagaalanka khawaarijta. Wasiiradda ayaa hambalyo u diray dhamaan geesiyaasha qaranka ee furimaha dagaalka ka soo hooyey guullaha, iyagoo sidoo kale shacabka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":530763,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-530762","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/530762","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=530762"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/530762\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":530770,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/530762\/revisions\/530770"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/530763"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=530762"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=530762"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=530762"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}