{"id":530750,"date":"2025-02-08T10:31:58","date_gmt":"2025-02-08T07:31:58","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=530750"},"modified":"2025-02-08T10:35:14","modified_gmt":"2025-02-08T07:35:14","slug":"guddoomiye-muuse-salaad-waxaan-maxaabiis-ahaan-u-qabanay-horjoogeyaal-ka-tirsan-khawaarijta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiye-muuse-salaad-waxaan-maxaabiis-ahaan-u-qabanay-horjoogeyaal-ka-tirsan-khawaarijta\/","title":{"rendered":"Guddoomiye Muuse Salaad: waxaan Maxaabiis ahaan u qabanay horjoogeyaal ka tirsan Khawaarijta"},"content":{"rendered":"<p>Hiiraan(SONNA):-Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Muuse Salaad Wehliye oo faah faahin ka bixiyey dagaallo jab xooggan lagu gaarsiiyey Khawaarijta oo ka dhacay qeybo ka tirsan gobolkaasi.<\/p>\n<p>Guddoomiye Muuse ayaa Warbaahinta qaranka u sheegay in dhamaan goobihii dagaalku ka dhacay ee lagu jabiyey khawaarijta ay gacanta ku hayaan geesiyaasha qaranka.<\/p>\n<p>Sidoo kale Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan ayaa shacabka ugu hambalyeeyey in ay geesiyaasha qaranku dileen horjoogeyaashii dhagarta u maleegi jiray shacabka qaarkoodna la hayo iyagoo maxaabiis ah &#8221; wax aan dilay in ka badan 30 Khawaarij ah sidoo kale wax aan qabanay 3 horjooge&#8221; ayuu yiri Guddoomiye Muuse.<\/p>\n<p>Ugu dambayn Guddoomiye Muuse Salaad ayaa geesiyaasha Qaranka ugu hambalyeeyey guusha weyn ee ay ka gaareen dagaalka ay kula jiraan kooxaha Khawaarijta<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hiiraan(SONNA):-Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Muuse Salaad Wehliye oo faah faahin ka bixiyey dagaallo jab xooggan lagu gaarsiiyey Khawaarijta oo ka dhacay qeybo ka tirsan gobolkaasi. Guddoomiye Muuse ayaa Warbaahinta qaranka u sheegay in dhamaan goobihii dagaalku ka dhacay ee lagu jabiyey khawaarijta ay gacanta ku hayaan geesiyaasha qaranka. Sidoo kale Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan ayaa shacabka ugu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":530736,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-530750","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/530750","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=530750"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/530750\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":530757,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/530750\/revisions\/530757"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/530736"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=530750"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=530750"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=530750"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}