{"id":530735,"date":"2025-02-07T15:54:59","date_gmt":"2025-02-07T12:54:59","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=530735"},"modified":"2025-02-07T15:55:09","modified_gmt":"2025-02-07T12:55:09","slug":"guddoomiye-muuse-salaad-khawaarijta-waxaan-ka-dilay-3-horjooge-iyo-maleeshiyaadkii-ay-wateen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiye-muuse-salaad-khawaarijta-waxaan-ka-dilay-3-horjooge-iyo-maleeshiyaadkii-ay-wateen\/","title":{"rendered":"Guddoomiye Muuse Salaad: Khawaarijta waxaan ka dilay 3 horjooge iyo maleeshiyaadkii ay wateen"},"content":{"rendered":"<p>Hiiraan(SONNA):-Guuddoomiyaha gobolka Hiiraan Muuse Salaad Wehliye oo goordhow Warbaahinta Qaranka kula hadlay furimaha dagaalka ee Aagga Jiciboow ayaa yiri&#8221; Argagixisada waxaan ka saarnay deegaanno badan, waxaa ka dilnay 3 Horjooge iyo maleeshiyaad, waxaana nolol ku qabanay xubno kale oo Argagixisada kamid ah&#8221;.<\/p>\n<p>Intaas ayaa waxaa uu ku daray &#8220;Ciidanka Deegaanka ee Macawiisleyda iyo kuwa qalabka sida waxaan uga mahadcelin guusha taariikhiga ah ee maanta ka gaareen dagaaalka&#8221;.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hiiraan(SONNA):-Guuddoomiyaha gobolka Hiiraan Muuse Salaad Wehliye oo goordhow Warbaahinta Qaranka kula hadlay furimaha dagaalka ee Aagga Jiciboow ayaa yiri&#8221; Argagixisada waxaan ka saarnay deegaanno badan, waxaa ka dilnay 3 Horjooge iyo maleeshiyaad, waxaana nolol ku qabanay xubno kale oo Argagixisada kamid ah&#8221;. Intaas ayaa waxaa uu ku daray &#8220;Ciidanka Deegaanka ee Macawiisleyda iyo kuwa qalabka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":530736,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-530735","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/530735","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=530735"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/530735\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":530737,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/530735\/revisions\/530737"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/530736"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=530735"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=530735"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=530735"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}