{"id":530682,"date":"2025-02-07T08:30:42","date_gmt":"2025-02-07T05:30:42","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=530682"},"modified":"2025-02-07T09:12:28","modified_gmt":"2025-02-07T06:12:28","slug":"hantidhowraha-guud-ee-jfs-oo-kulan-muhiim-ah-la-qaatay-dhiggiisa-dalka-masar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/hantidhowraha-guud-ee-jfs-oo-kulan-muhiim-ah-la-qaatay-dhiggiisa-dalka-masar\/","title":{"rendered":"Hantidhowraha Guud ee JFS oo kulan muhiim ah la qaatay dhiggiisa Dalka Masar"},"content":{"rendered":"<p>Hantidhowraha Guud ee JFS Mudane Axmed Ciise Guutaale ayaa kulan la xiriiray xoojinta\u00a0xiriirka iskaashi iyo wada shaqeyn laga yeesho arrimaha labada hay&#8217;adood la qaatay Madaxa Hay&#8217;adda Dhexe ee Hantidhowrka Masar \ud835\udc0c\ud835\udc2e\ud835\udc1d\ud835\udc1a\ud835\udc27\ud835\udc1e \ud835\udc0c\ud835\udc28\ud835\udc21\ud835\udc1a\ud835\udc26\ud835\udc1e\ud835\udc1d \ud835\udc00\ud835\udc25-\ud835\udc05\ud835\udc1a\ud835\udc22\ud835\udc2c\ud835\udc1a\ud835\udc25 \ud835\udc18\ud835\udc2e\ud835\udc2c\ud835\udc2e\ud835\udc1f<\/p>\n<p>Kulankaasi labada dhinac waxaa xuddun u ahaa helidda wada-shaqayn joogta ah, iyada oo la xoojinayo awoodda, xirafadda iyo aqoonta shaqaalaha ee hantidhowrista Soomaaliya iyo Masar.<\/p>\n<p>Intii uu kulankaasi socday Mudane Axmed Ciise Guutaale waxa uu carrabka ku adkeeyey muhiimadda ay Soomaaliya u leedahay ka faa&#8217;iideysiga waaya-aragnimada qotoda-dheer ee ay Masar u leedahay isla-xisaabtanka iyo ilaalinta maaliyadda dadweynaha.<\/p>\n<p>Sidoo kale Mudane Mohamed Al-Faisal Yusuf ayaa isna is dul taagay sida ay Masar uga go&#8217;an tahay in ay Soomaliya la yeelato xiriir iskaashi oo waara, kaas oo ku qotoma xoojinta baarista maaliyadda dadweynaha iyo dowladnimada.<\/p>\n<p>Kulankaasi waxa ay madaxda hey\u2019adahaasi isku raaceen in si degdeg ah loo yagleelo qaab-dhismeed wada-shaqayneyd, kaas oo horseedaya kulamo kale oo diiradda lagu saarayo is-dhaafsiga khibradaha farsamo iyo horumarinta awoodaha aqooneyd ee labada hay&#8217;adood.<\/p>\n<p>Kulankaasi waxa uu gogol-xaar u yahay \u00a0sahminta fursadaha iskaashi ee mustaqbalka, kaas oo gacan ka geysan doona mideynta dadaallada korjoogteynta, daah-furnaanta, isla xisaabtanka iyo dowladninada labada dal.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/www.facebook.com\/photo\/?fbid=1175894107871538&amp;set=pcb.1175894221204860&amp;__cft__%5b0%5d=AZXYdc_qJgSkFLR-i2ayIse2f4QjRJVCypdcqbPQfBVMKlFaWFDEyNiH3gaXl3ZSVejxr-i3Zt_NZNRyCoBytyPO-27WpgyDglZz2a9sAbe7E6dLmf2cnKRAUAsNhBb-4h_1O7B6m6kfj8BTGQ3CUNNPMjtOwxz7fsq-lALIK91kwLVOjYROpOr0xjMgi-dGXPo&amp;__tn__=*bH-R\">\u00a0<\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hantidhowraha Guud ee JFS Mudane Axmed Ciise Guutaale ayaa kulan la xiriiray xoojinta\u00a0xiriirka iskaashi iyo wada shaqeyn laga yeesho arrimaha labada hay&#8217;adood la qaatay Madaxa Hay&#8217;adda Dhexe ee Hantidhowrka Masar \ud835\udc0c\ud835\udc2e\ud835\udc1d\ud835\udc1a\ud835\udc27\ud835\udc1e \ud835\udc0c\ud835\udc28\ud835\udc21\ud835\udc1a\ud835\udc26\ud835\udc1e\ud835\udc1d \ud835\udc00\ud835\udc25-\ud835\udc05\ud835\udc1a\ud835\udc22\ud835\udc2c\ud835\udc1a\ud835\udc25 \ud835\udc18\ud835\udc2e\ud835\udc2c\ud835\udc2e\ud835\udc1f Kulankaasi labada dhinac waxaa xuddun u ahaa helidda wada-shaqayn joogta ah, iyada oo la xoojinayo awoodda, xirafadda iyo aqoonta shaqaalaha ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":530692,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-530682","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/530682","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=530682"}],"version-history":[{"count":7,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/530682\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":530690,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/530682\/revisions\/530690"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/530692"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=530682"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=530682"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=530682"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}