{"id":530647,"date":"2025-02-05T22:07:57","date_gmt":"2025-02-05T19:07:57","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=530647"},"modified":"2025-02-05T22:07:57","modified_gmt":"2025-02-05T19:07:57","slug":"guddoomiyaha-hayadda-sodma-oo-la-kulmay-masuul-ka-tirsan-un-women","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-hayadda-sodma-oo-la-kulmay-masuul-ka-tirsan-un-women\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha hay&#8217;adda SoDMA oo la kulmay masuul ka tirsan UN Women"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Guddoomiyaha hay\u2019adda maareynta musiibooyinka Soomaaliyeed mudane Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa la kulmay Pia Weurlander, Ku-simaha Madaxa xafiiska haweenka Qaramada Midoobay (UN Women), si loo xoojiyo xiriirka adag ee u dhexeeya labada hay\u2019adood ee ka shaqeeya wax ka qabashada arrimaha muhiimka ah ee maareynta musiibooyinka ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa diiradda lagu saaray kor u qaadista ka-qaybgalka haweenka ee dadaallada yaraynta khataraha musiibooyinka (DRR), hubinta in codadka haweenka lagu daro geeddi-socodyada go\u2019aan-qaadashada iyo abuurista goobo ammaan ah oo loogu talagalay haweenka ku nool bulshooyinka ay musiibooyinku saameeyeen, iyadoo ay soo fool leeyihiin abaarihii ka dhashay La Ni\u00f1a, haweenku waa kuwa ugu nugul, taasoo ka dhigaysa mid aad muhiim u ah in la xoojiyo adkaysigooda iyo in la hubiyo inay helaan taageerada iyo agabyada lagama maarmaanka ah.<\/p>\n<p>SoDMA iyo UN Women waxay sii wadi doonaan inay ka shaqeeyaan sidii loo dhisi lahaa Soomaali adkeysi badan leh oo loo dhan yahay ayaa lagu yiri war saxaafaded ka soo baxay kulanka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-530648\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/8-1024x683.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"683\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/8-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/8-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/8-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/8-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/8-2048x1365.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/8-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/8-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/8-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/8-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Guddoomiyaha hay\u2019adda maareynta musiibooyinka Soomaaliyeed mudane Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa la kulmay Pia Weurlander, Ku-simaha Madaxa xafiiska haweenka Qaramada Midoobay (UN Women), si loo xoojiyo xiriirka adag ee u dhexeeya labada hay\u2019adood ee ka shaqeeya wax ka qabashada arrimaha muhiimka ah ee maareynta musiibooyinka ee Soomaaliya. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray kor u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":530648,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-530647","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/530647","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=530647"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/530647\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":530649,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/530647\/revisions\/530649"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/530648"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=530647"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=530647"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=530647"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}