{"id":530615,"date":"2025-02-05T15:33:26","date_gmt":"2025-02-05T12:33:26","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=530615"},"modified":"2025-02-05T15:33:26","modified_gmt":"2025-02-05T12:33:26","slug":"agaasimaha-hayadda-socdaalka-oo-kulan-la-qaatay-safiirka-dowladda-sweden-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/agaasimaha-hayadda-socdaalka-oo-kulan-la-qaatay-safiirka-dowladda-sweden-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Agaasimaha hay&#8217;adda socdaalka oo kulan la qaatay Safiirka dowladda Sweden ee Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Agaasimaha Guud ee Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Mustafa Sh, Cali Dhuxuloow, ayaa xarunta dhexe ee Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ku qaabbilay safiirka dowladda Sweden u fadhiya Soomaaliya, Amb; Joachim Waern.<\/p>\n<p>Kulankan ayaa diiradda lagu saaray xoojinta wadashaqeynta labada dhinac, gaar ahaan isku xirka hay\u2019adaha socdaalka iyo jinsiyadda ee labada dal, wadaagista khibradaha iyo xogaha la xiriira socdaalka, iyo horumarinta aqoonta saraakiisha Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Agaasimaha Guud ee Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Mustafa Sh, Cali Dhuxuloow, ayaa xarunta dhexe ee Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ku qaabbilay safiirka dowladda Sweden u fadhiya Soomaaliya, Amb; Joachim Waern. Kulankan ayaa diiradda lagu saaray xoojinta wadashaqeynta labada dhinac, gaar ahaan isku xirka hay\u2019adaha socdaalka iyo jinsiyadda ee labada dal, wadaagista khibradaha iyo xogaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":530616,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-530615","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/530615","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=530615"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/530615\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":530617,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/530615\/revisions\/530617"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/530616"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=530615"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=530615"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=530615"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}