{"id":530606,"date":"2025-02-05T14:26:02","date_gmt":"2025-02-05T11:26:02","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=530606"},"modified":"2025-02-05T14:26:02","modified_gmt":"2025-02-05T11:26:02","slug":"kulan-looga-hadlayo-xaaladda-baniaadannimo-ee-dalka-oo-ka-dhacay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/kulan-looga-hadlayo-xaaladda-baniaadannimo-ee-dalka-oo-ka-dhacay-muqdisho\/","title":{"rendered":"Kulan looga hadlayo xaaladda bani\u2019aadannimo ee dalka oo ka dhacay Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya Amb. Axmed Macallin Fiqi ayaa maanta guddoomiyay kulan looga hadlay xaaladda bani\u2019aadannimo ee dalka, waxaana kulankaan goobjoog ka ahaa Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Maxamuud Macallin Cabdulle.<\/p>\n<p>Kulanka oo ka dhacay xarunta Wasaaradda ayaa diiradda lagu saaray warbixinta abaarta La-nina, saameynta taban ee durba ka dhalatay taageerada qaar ka mid ah hay\u2019adaha ka shaqeeya howlaha gargaarka oo istaagtay iyo in wadajir looga howl-galo wax ka qabashada xaaladda bani\u2019aadannimo ee waddanka.<\/p>\n<p>Danjire Axmed Macallin Fiqi ayaa xusay in dadaallada diblomaasiyadeed iyo doorka hoggaamin ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda xogga lagu saari doono sidii indhaha caalamka loogu soo jeedin lahaa malxadda ban\u2019aadanimo ee ka jirta Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya Amb. Axmed Macallin Fiqi ayaa maanta guddoomiyay kulan looga hadlay xaaladda bani\u2019aadannimo ee dalka, waxaana kulankaan goobjoog ka ahaa Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Maxamuud Macallin Cabdulle. Kulanka oo ka dhacay xarunta Wasaaradda ayaa diiradda lagu saaray warbixinta abaarta La-nina, saameynta taban ee durba ka dhalatay taageerada qaar ka mid [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":530607,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-530606","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/530606","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=530606"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/530606\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":530608,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/530606\/revisions\/530608"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/530607"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=530606"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=530606"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=530606"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}